{"id":430471,"date":"2020-10-29T10:32:07","date_gmt":"2020-10-29T07:32:07","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=430471"},"modified":"2020-10-29T10:32:07","modified_gmt":"2020-10-29T07:32:07","slug":"dadka-mareykanka-oo-looga-digay-weeraro-argagixiso-oo-ka-dhici-kara-dalalka-khaliijka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/dadka-mareykanka-oo-looga-digay-weeraro-argagixiso-oo-ka-dhici-kara-dalalka-khaliijka\/","title":{"rendered":"Dadka Mareykanka oo looga digay weeraro argagixiso oo ka dhici kara dalalka Khaliijka"},"content":{"rendered":"<p>Safaaradda Mareykanka ee Imaaraadka Carabta\u00a0\u00a0ayaa soo saartay digniin culus oo ku socota muwaadiniinta Maraykanka, taas oo\u00a0\u00a0ku saabsan suurtagalnimada in kooxaha argagixisadu weeraro ka gaystaan dalalka Khaliijka Carabta.<\/p>\n<p>Safaaradda ayaa sheegtay in dowladda Maraykanku wali ka walaacsantahay qatarta Kooxaha argagixisada iyo suurtagalnimada ah in ay geystaan weeraro ka dhan ah muwaadiniintiisa \u00a0iyo danaha uu ka leeyahay dalalka dhaca Jasiiradda Carabta.<\/p>\n<p>Warka ay safaaraddu soo saartay ayaa lagu yiri \u201c ururada agagixisadu waxay wadaan qorsheynta weeraro kuwaas oo isagu jira is-miidaamin, dilal qorsheysan, afduub iyo qaraxyo\u201d.<\/p>\n<p>Safaaradda ayaa ugu baaaqaday muwaadiniinta Maraykanka ee \u00a0ku sugan wadamada Khaliijka inay feejignaadaan kana fogaadaan goobaha halista ah.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Safaaradda Mareykanka ee Imaaraadka Carabta\u00a0\u00a0ayaa soo saartay digniin culus oo ku socota muwaadiniinta Maraykanka, taas oo\u00a0\u00a0ku saabsan suurtagalnimada in kooxaha argagixisadu weeraro ka gaystaan dalalka Khaliijka Carabta. Safaaradda ayaa sheegtay in dowladda Maraykanku wali ka walaacsantahay qatarta Kooxaha argagixisada iyo suurtagalnimada ah in ay geystaan weeraro ka dhan ah muwaadiniintiisa \u00a0iyo danaha uu ka leeyahay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":430472,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-430471","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/430471","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=430471"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/430471\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":430473,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/430471\/revisions\/430473"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/430472"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=430471"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=430471"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=430471"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}