{"id":430431,"date":"2020-10-28T17:39:07","date_gmt":"2020-10-28T14:39:07","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=430431"},"modified":"2020-10-28T17:39:07","modified_gmt":"2020-10-28T14:39:07","slug":"wasiirka-iyo-wasiir-ku-xigeenka-wasaaradda-ganacsiga-oo-xilka-la-wareegay-sawirro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-iyo-wasiir-ku-xigeenka-wasaaradda-ganacsiga-oo-xilka-la-wareegay-sawirro\/","title":{"rendered":"Wasiirka iyo Wasiir ku-xigeenka wasaaradda Ganacsiga oo xilka la wareegay \u201cSAWIRRO\u201d"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Munaasabadan oo ay xilka kula wareegayeen Wasirka Cusub ee Wasaaradda Ganacsiga Mudane Khaliif Cabdi Cumar iyo Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda mudane Cali Maxamed Bagadi ayaa waxaa ka qeyb galay Ra\u2019iisul Wasaare ku-xigeenka Dalka Mudane Mahad Maxamed Guuleed (Khadar), Wasiirkii hore ee Ganacsiga Eng Cabdullaahi Cali Xasan, Wasiirudaha Wasaaradda ganacsiga oo markale dib xilkan loogu magacaabay , shaqaalaha Wasaaradda, Ganacsato iyo marti sharaf kale, kaasi oo lagu qabtay xarunta Wasaaradda.<\/p>\n<p>Wasiirkii hore ee Ganacsiga Soomaaliya Eng, Cabdullaahi Cali Xasan ayaa ka sheekeeyay waxyaabaha u qabsoomaday Wasaaradda mudada uu joogay, oo ay ka mid ahayd hirgelinta sharciyo muhiim u ah ganacsiga iyo heshiis caalami ah, isagoo ganacsatada ku booriyay inay la shaqeeyaan madaxda cusub ee Wasaaradda,<\/p>\n<p>Wasirka Cusub ee Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha ee Xukuumadda Somaaliya Mudane Khaliif Cabdi Cumar ayaa sheegay in uu ka shaqeyn doono sidii sare loogu qaadi lahaa koboca dhaqaalaha dalka.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaare ku-xigeenka dalka Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa ku booriyay ganacsatada Soomaaliyeed sida ay markasta uga shaqeeyaan kobaca dhaqaalaha dalka iyo garab istaaga dowladnimada Soomaaliya.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn Wasiirkii hore ee Wasaaradda Ganacsiga ayaa la guddoonsiiyay Shahaado sharaf oo ay u garteen shaqaalaha Wasaaradda, waxaana sidoo kale abaalmarino la guddoonsiiyay qaar ka mid ah howlwadeenada iyo Lataliyeyaasha Wasaaradda Ganacsiga.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-441692 td-animation-stack-type0-2\" src=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/wasiirka-ganacsiga-.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 497px) 100vw, 497px\" srcset=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/wasiirka-ganacsiga-.jpg 497w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/wasiirka-ganacsiga--155x300.jpg 155w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/wasiirka-ganacsiga--217x420.jpg 217w\" alt=\"\" width=\"712\" height=\"368\" \/> \u00a0<img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-441694 td-animation-stack-type0-2\" src=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Xil-wareejina-.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 497px) 100vw, 497px\" srcset=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Xil-wareejina-.jpg 497w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Xil-wareejina--155x300.jpg 155w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Xil-wareejina--217x420.jpg 217w\" alt=\"\" width=\"738\" height=\"383\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Munaasabadan oo ay xilka kula wareegayeen Wasirka Cusub ee Wasaaradda Ganacsiga Mudane Khaliif Cabdi Cumar iyo Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda mudane Cali Maxamed Bagadi ayaa waxaa ka qeyb galay Ra\u2019iisul Wasaare ku-xigeenka Dalka Mudane Mahad Maxamed Guuleed (Khadar), Wasiirkii hore ee Ganacsiga Eng Cabdullaahi Cali Xasan, Wasiirudaha Wasaaradda ganacsiga oo markale dib xilkan loogu magacaabay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":430434,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-430431","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/430431","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=430431"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/430431\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":430437,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/430431\/revisions\/430437"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/430434"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=430431"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=430431"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=430431"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}