{"id":430430,"date":"2020-10-28T17:46:25","date_gmt":"2020-10-28T14:46:25","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=430430"},"modified":"2020-10-28T17:46:25","modified_gmt":"2020-10-28T14:46:25","slug":"madaxweynaha-galmudug-oo-qaabilay-masuuliyiinta-maamulka-cusub-ee-gaalkacyo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweynaha-galmudug-oo-qaabilay-masuuliyiinta-maamulka-cusub-ee-gaalkacyo\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha Galmudug oo qaabilay Mas&#8217;uuliyiinta Maamulka cusub ee Gaalkacyo"},"content":{"rendered":"<p>Sama-reeb (SONNA)-Madaxweynaha Dawlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa xafiiskiisa maantay ku qaabilay Duqa cusub ee magaalada Gaalkacyo Cabdiraxmaan Sh Xasan iyo ku xigeenkiisa, ayadoo ay goobjoog ka ahaayeen Madaxweyne ku-xigeenka, Wasiirka arrimaha Gudaha iyo Wasiiru Dawlaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha Galmudug.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Galmudug ayaa tilmaan ka bixiyey aragtida Galmudugta cusub ee degmooyinka Galmudug iyo waajibaadka horyaalla maamulka cusub ee degmada Gaalkacyo, ayadoo dhanka kale guddoomiye C\/raxmaan uu ballanqaaday inuu ku shaqayn doono tilmaamaha iyo siyaasaadka Galmudug, kana shaqayn doono horumarka iyo danaha dadka reer Gaalkacyood.<\/p>\n<p>Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa ku booriyay Maamulka cusub ee degmada Gaalkacyo inay bulshada ugu adeegaan si cadaalad ah.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-441700 td-animation-stack-type0-1\" src=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/1-23.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 1536px) 100vw, 1536px\" srcset=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/1-23.jpg 1536w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/1-23-225x300.jpg 225w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/1-23-768x1024.jpg 768w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/1-23-696x928.jpg 696w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/1-23-1068x1424.jpg 1068w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/1-23-315x420.jpg 315w\" alt=\"\" width=\"1536\" height=\"2048\" \/>\u00a0<img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-441701 td-animation-stack-type0-1\" src=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/2-21.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 1536px) 100vw, 1536px\" srcset=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/2-21.jpg 1536w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/2-21-225x300.jpg 225w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/2-21-768x1024.jpg 768w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/2-21-696x928.jpg 696w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/2-21-1068x1424.jpg 1068w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/2-21-315x420.jpg 315w\" alt=\"\" width=\"1536\" height=\"2048\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sama-reeb (SONNA)-Madaxweynaha Dawlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa xafiiskiisa maantay ku qaabilay Duqa cusub ee magaalada Gaalkacyo Cabdiraxmaan Sh Xasan iyo ku xigeenkiisa, ayadoo ay goobjoog ka ahaayeen Madaxweyne ku-xigeenka, Wasiirka arrimaha Gudaha iyo Wasiiru Dawlaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha Galmudug. Madaxweynaha Galmudug ayaa tilmaan ka bixiyey aragtida Galmudugta cusub ee degmooyinka Galmudug iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":430438,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-430430","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/430430","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=430430"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/430430\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":430439,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/430430\/revisions\/430439"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/430438"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=430430"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=430430"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=430430"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}