{"id":430187,"date":"2020-10-26T00:03:33","date_gmt":"2020-10-25T21:03:33","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=430187"},"modified":"2020-10-26T00:09:15","modified_gmt":"2020-10-25T21:09:15","slug":"wariye-ka-tirsan-warbaahinta-qaranka-oo-ku-guuleystay-abaalmarinta-sanadlaha-ah-ee-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wariye-ka-tirsan-warbaahinta-qaranka-oo-ku-guuleystay-abaalmarinta-sanadlaha-ah-ee-muqdisho\/","title":{"rendered":"Wariye ka tirsan warbaahinta Qaranka oo ku guuleystay abaalmarinta sanadlaha ah ee Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)- Wariye Cabdulqaadir Ciise Cali oo ka tirsan warbaahinta Qaranka ayaa ku guulaystay caawa abaalmarinta sida sanadlaha ah loo bixiyo ee lagu abaalmariyo shaqsiyaadka iyo hay&#8217;adaha kale ee bulshada wax u qabtay, waxaana isaga lagu xushay hawlkarnimadii uu shaqada warbaahinta ka sameeyey 12-dii bilood ee ugu dambaysay.<\/p>\n<p>Cabdulqaadir oo ah wariye si gaar ah uga soo warama arrimaha garsoorka ciidamada, islamarkaana tabiya warbixino maqal iyo muuqaal ah oo ah baaris uu ku sameeyey dhacdooyinka la dagaalanka Al-shabaab, hawlgallada ciidamada iyo ka digista dharaha xagjirka ayaa lagu bogaadiyey sida dhiirin ee arrimahaasi xasaasiga ah uu uga warramo.<\/p>\n<p>Wasiirka warfaafinta xukuumadda FS mudane Cismaan Abuukar Dubbe, wasiir ku xigeenka wasaaradda mudane Cabdiraxmaan Sh Yuusuf Al-cadaala, Xildhibaano ka tirsan Baarlamanka iyo bahda saxaafadda ee kulanka ka soo qaybgalay ayaa u hambalyeeyey wariye Cabdulqaadir Ciise, waxaana ay ku booriyeen inuu sii wado shaqada adag ee uu dalka u hayo.<\/p>\n<p>Abaalmarintan waxaa hore ugu guulaysatay wariye Nasra Bashiir Cali oo warbaahinta Qaranka uga soo waranta xafiiska Ra&#8217;iisal wasaaraha dalka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)- Wariye Cabdulqaadir Ciise Cali oo ka tirsan warbaahinta Qaranka ayaa ku guulaystay caawa abaalmarinta sida sanadlaha ah loo bixiyo ee lagu abaalmariyo shaqsiyaadka iyo hay&#8217;adaha kale ee bulshada wax u qabtay, waxaana isaga lagu xushay hawlkarnimadii uu shaqada warbaahinta ka sameeyey 12-dii bilood ee ugu dambaysay. Cabdulqaadir oo ah wariye si gaar ah [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":430188,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-430187","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/430187","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=430187"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/430187\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":430190,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/430187\/revisions\/430190"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/430188"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=430187"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=430187"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=430187"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}