{"id":430113,"date":"2020-10-25T14:37:36","date_gmt":"2020-10-25T11:37:36","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=430113"},"modified":"2020-10-25T14:49:46","modified_gmt":"2020-10-25T11:49:46","slug":"taliye-xijaar-oo-la-kulmay-madaxwaynaha-maamulka-galmudug","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/taliye-xijaar-oo-la-kulmay-madaxwaynaha-maamulka-galmudug\/","title":{"rendered":"Taliye Booliiska Soomaaliya oo la kulmay Madaxwaynaha maamulka Galmudug"},"content":{"rendered":"<p>Dh\/Mareeb-(SONNA)- Wafdi uu hogaaminayo Taliyaha ciidanka Booliiska Soomaaliya S\/gaas.Cabdi Xasan (Xijaar) ayaa goor dhaw gaaray magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda maamulka Galmudug waxaana xafiiskiisa ku soo dhaweeyay madaxwaynaha Galmudud \u00a0Axmed Cabdi Kaariye (qoor-qoor).<\/p>\n<p>Taliye Xijaar ayaa safarka ujeedkiisu waxa uu ahaa kormeerka xaruumaha ciidanka Booliiska, waxaana uu booqan doonaa dhaaman xaruumaha ciidanka Booliiska ay ku leeyahiin maamulka Galmudug.<\/p>\n<p>S\/Gaas Cabdi Xasan (Xijaar) ayaa dhawaanahaan waday dadaallo lagu hormarinayo ciidanka Booliiska waxa uuna booqanayay xaruumaha ciidanka Booliiska ee gobollada dalka.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-430116 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Xijaar2.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"480\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Xijaar2.jpg 720w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Xijaar2-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-430118 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/xijaar3.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"480\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/xijaar3.jpg 720w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/xijaar3-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dh\/Mareeb-(SONNA)- Wafdi uu hogaaminayo Taliyaha ciidanka Booliiska Soomaaliya S\/gaas.Cabdi Xasan (Xijaar) ayaa goor dhaw gaaray magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda maamulka Galmudug waxaana xafiiskiisa ku soo dhaweeyay madaxwaynaha Galmudud \u00a0Axmed Cabdi Kaariye (qoor-qoor). Taliye Xijaar ayaa safarka ujeedkiisu waxa uu ahaa kormeerka xaruumaha ciidanka Booliiska, waxaana uu booqan doonaa dhaaman xaruumaha ciidanka Booliiska ay ku leeyahiin [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":430114,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-430113","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/430113","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=430113"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/430113\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":430121,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/430113\/revisions\/430121"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/430114"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=430113"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=430113"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=430113"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}