{"id":430091,"date":"2020-10-25T13:20:31","date_gmt":"2020-10-25T10:20:31","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=430091"},"modified":"2020-10-25T14:43:28","modified_gmt":"2020-10-25T11:43:28","slug":"taliyaha-booliiska-soomaaliya-oo-gaaray-caasimadda-galmudug","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/taliyaha-booliiska-soomaaliya-oo-gaaray-caasimadda-galmudug\/","title":{"rendered":"Taliyaha Booliiska Soomaaliya oo gaaray caasimadda Galmudug"},"content":{"rendered":"<p>Sama-reeb(SONNA)- Wafdi uu hogaaminayo Taliyaha Booliiska Soomaaliya Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar) ayaa goordhaw \u00a0gaaray magaalada Dhusamareb, waxaa Garoonka diyaaradaha Ugaas Nuur ee Magaalada Dhusamareeb ku soo dhoweeyay saraakiisha ciidamada Booliiska ee ka howlgala Galmudug .<\/p>\n<p>Taliyaha ayaa salaan ka qaatay ciidamada Booliiska ah ee halkaasi ku sugnaa kana qaybqaadanayey soo dhowaynta taliyaha iyo wafdigiisa.<\/p>\n<p>Taliyaha ayaa waxa uu kulan la qaadan doonaa madaxwaynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye, booqashada Taliyaha Booliiska Soomaaliya ayaa waxay qayb ka tahay Kormeerka rugaha ciidamada Booliiska Soomaaliyeed iyo xaqiijinta amniga magaalooyinka dhawaan lagu qaban doono doorashooyinka dalka.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-430096 \" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/booliska3.jpg\" alt=\"\" width=\"1004\" height=\"669\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/booliska3.jpg 960w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/booliska3-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/booliska3-768x512.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 1004px) 100vw, 1004px\" \/><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-430097 \" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/boolisl-4.jpg\" alt=\"\" width=\"1005\" height=\"670\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/boolisl-4.jpg 960w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/boolisl-4-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/boolisl-4-768x512.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 1005px) 100vw, 1005px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sama-reeb(SONNA)- Wafdi uu hogaaminayo Taliyaha Booliiska Soomaaliya Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar) ayaa goordhaw \u00a0gaaray magaalada Dhusamareb, waxaa Garoonka diyaaradaha Ugaas Nuur ee Magaalada Dhusamareeb ku soo dhoweeyay saraakiisha ciidamada Booliiska ee ka howlgala Galmudug . Taliyaha ayaa salaan ka qaatay ciidamada Booliiska ah ee halkaasi ku sugnaa kana qaybqaadanayey soo dhowaynta taliyaha iyo wafdigiisa. Taliyaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":430092,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-430091","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/430091","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=430091"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/430091\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":430120,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/430091\/revisions\/430120"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/430092"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=430091"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=430091"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=430091"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}