{"id":430087,"date":"2020-10-25T13:13:40","date_gmt":"2020-10-25T10:13:40","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=430087"},"modified":"2020-10-25T14:06:44","modified_gmt":"2020-10-25T11:06:44","slug":"madxwaayne-waare-oo-magacaabay-guddiyada-doorashooyinka-iyo-xallinta-khilaafaadka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madxwaayne-waare-oo-magacaabay-guddiyada-doorashooyinka-iyo-xallinta-khilaafaadka\/","title":{"rendered":"Madxwayne Waare oo magacaabay 4 xubnood oo Hir\/Shabeelle ku matalaya gudiyada doorashada heer faderaal"},"content":{"rendered":"<p>Dowlad goboleedka HirShabelle ayaa noqotay maamulkii u dambeeyey ee ku dhowaaqa liiska xubnaha ku metalaya guddiyada doorashada iyo xalinta khilaafaadka heer Federaal &amp; heer dowlad goboleed ee dalka.<\/p>\n<p>Madaxweyne Maxamed Cabdi Waare oo soo saaray wareegto ayaa ku magacaabay illaa afar xubnood oo HirShabelle ku metalaya doorashada soo socota ee 2020\/2021-ka.<\/p>\n<p>Cabdinaasir Maxamed Guuleed iyo Maxamed Maxamuud Caddow ayaa HirShabelle ku matalaya guddiga doorashooyinka ee heer federaal.<\/p>\n<p>Sidoo lale Farxiyo Maxamed Guuleed iyo Liibaan Cusmaan Nuur ayuu Waare u xushay inay HirShabelle ku matalaan guddiga xalinta khillaafaadka ee heer federaal.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-430088 size-large\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/warqada-hirhsbelee-627x1024.jpg\" alt=\"\" width=\"627\" height=\"1024\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/warqada-hirhsbelee.jpg 627w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/warqada-hirhsbelee-184x300.jpg 184w\" sizes=\"auto, (max-width: 627px) 100vw, 627px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowlad goboleedka HirShabelle ayaa noqotay maamulkii u dambeeyey ee ku dhowaaqa liiska xubnaha ku metalaya guddiyada doorashada iyo xalinta khilaafaadka heer Federaal &amp; heer dowlad goboleed ee dalka. Madaxweyne Maxamed Cabdi Waare oo soo saaray wareegto ayaa ku magacaabay illaa afar xubnood oo HirShabelle ku metalaya doorashada soo socota ee 2020\/2021-ka. Cabdinaasir Maxamed Guuleed iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":430089,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-430087","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/430087","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=430087"}],"version-history":[{"count":6,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/430087\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":430112,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/430087\/revisions\/430112"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/430089"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=430087"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=430087"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=430087"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}