{"id":430072,"date":"2020-10-25T09:19:41","date_gmt":"2020-10-25T06:19:41","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=430072"},"modified":"2020-10-25T09:35:24","modified_gmt":"2020-10-25T06:35:24","slug":"olole-nadaafadeed-oo-lagu-xaqiijinayo-bilicda-caasimadda-oo-ka-socda-dagmooyin-ka-mid-ah-gobolka-banaadir","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/olole-nadaafadeed-oo-lagu-xaqiijinayo-bilicda-caasimadda-oo-ka-socda-dagmooyin-ka-mid-ah-gobolka-banaadir\/","title":{"rendered":"Olole Nadaafadeed oo lagu xaqiijinayo bilicda caasimadda oo ka socda dagmooyin ka mid ah gobolka Banaadir+Sawirro"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Kusimaha Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Guddoomiye Kuxigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Md. Axmed Xasan Iimaan oo ay wehliyaan Guddoomiye Kuxigeenada Arrimaha Bulshada, Howlaha Guud iyo Agaasimayaasha Guud ee Nadaafada iyo Howlaha Guud ayaa kormeer ku tagay wadada\u00a0 Soddonka, gaar ahaan dagmooyinka Hodan iyo Howlwadaag, oo ay ka socdaan Olole Nadaafadeed oo lagu xaqiijinayo Bilicda Caasimadda.<\/p>\n<p>Mas\u2019uuliyiintaan ayaa waxaa ay la kulmeen mas\u2019uuliyiinta Maamulada degmooyinka Hodan &amp; Howl-wadaag oo ay korkeerka ku tageen, iyaga oo kala hadlay Arrimo ay kamid yihiin dardar gelinta howlaha Amniga iyo nadaafadda.<\/p>\n<p>Guddoomiye kuxigeenka Arrimaha Bulshada ee Maamulka Gobolka Banaadir Basma Caamir Jakeeti ayaa sheegtay in ay farayaan Maamulada degmooyinka gobolka Banaadir inay u diyaar garoobaan bilic soo celinta iyo nadaafadda Gobolka Banaadir.<\/p>\n<p>Waxaa ay sidoo kale ganacsatada ku nool gobolka Banaadir ugu baaqday inay ka qayb qaataan ololaha nadaafadda ee Magaalada muqdisho, isla markaana Maamulka gobolka Banaadir uusan aqbali doonin in Magaalada Muqdisho ay noqoto mid ay ka jirto nadaafad darro.<\/p>\n<p>Wadooyin badan oo ku yaalla Magaalada Muqdisho iyo Goobaha Ganacsiga ee qaar ayaa waxaa xilligaan ka jirto nadaafad darro wayn, iyada oo aysan jirin cid xil gaar ah iska saartay waxka qabashada iyo nadiifintooda.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-430076 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Gobolka-Banaadir2.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Gobolka-Banaadir2.jpg 960w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Gobolka-Banaadir2-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Gobolka-Banaadir2-768x512.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-430077 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Gobolka-Banaadir3.jpg\" alt=\"\" width=\"952\" height=\"960\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Gobolka-Banaadir3.jpg 952w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Gobolka-Banaadir3-150x150.jpg 150w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Gobolka-Banaadir3-298x300.jpg 298w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Gobolka-Banaadir3-768x774.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 952px) 100vw, 952px\" \/><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-430078 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Gobolka-Banaadir4.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"861\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Gobolka-Banaadir4.jpg 960w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Gobolka-Banaadir4-300x269.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Gobolka-Banaadir4-768x689.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-430079 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Gobolka-Banaadir5.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"504\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Gobolka-Banaadir5.jpg 960w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Gobolka-Banaadir5-300x158.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Gobolka-Banaadir5-768x403.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-430080 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Gobolka-Banaadir6.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Gobolka-Banaadir6.jpg 960w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Gobolka-Banaadir6-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Gobolka-Banaadir6-768x512.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-430081 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Gobolka-Banaadir7.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"787\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Gobolka-Banaadir7.jpg 960w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Gobolka-Banaadir7-300x246.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Gobolka-Banaadir7-768x630.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Kusimaha Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Guddoomiye Kuxigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Md. Axmed Xasan Iimaan oo ay wehliyaan Guddoomiye Kuxigeenada Arrimaha Bulshada, Howlaha Guud iyo Agaasimayaasha Guud ee Nadaafada iyo Howlaha Guud ayaa kormeer ku tagay wadada\u00a0 Soddonka, gaar ahaan dagmooyinka Hodan iyo Howlwadaag, oo ay ka socdaan Olole Nadaafadeed oo lagu xaqiijinayo Bilicda Caasimadda. Mas\u2019uuliyiintaan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":430073,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-430072","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/430072","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=430072"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/430072\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":430083,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/430072\/revisions\/430083"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/430073"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=430072"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=430072"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=430072"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}