{"id":429997,"date":"2020-10-24T09:49:53","date_gmt":"2020-10-24T06:49:53","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=429997"},"modified":"2020-10-24T09:59:36","modified_gmt":"2020-10-24T06:59:36","slug":"xukuumadda-cusub-oo-maanta-la-horgaynayo-golaha-shacabka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/xukuumadda-cusub-oo-maanta-la-horgaynayo-golaha-shacabka\/","title":{"rendered":"Golaha shacabka oo maanta codka kalsoonida u qaadaya xukuumadda cusub"},"content":{"rendered":"<p style=\"line-height: 21.5pt; background: white; margin: 0in 0in 21.5pt 0in;\"><span style=\"font-size: 12.5pt; font-family: 'Verdana','sans-serif'; color: #222222;\">Muqdishu-(SONNA)-Xildhibaannada golaha shacabka baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta lagu wadaa in ay kulan ku yeeshaan xarunta KMG-ka ah ee villa Hargaysa.<\/span><\/p>\n<p style=\"line-height: 21.5pt; background: white; box-sizing: border-box; overflow-wrap: break-word; font-variant-ligatures: normal; font-variant-caps: normal; orphans: 2; text-align: start; widows: 2; -webkit-text-stroke-width: 0px; text-decoration-style: initial; text-decoration-color: initial; word-spacing: 0px; margin: 0in 0in 21.5pt 0in;\"><span style=\"font-size: 12.5pt; font-family: 'Verdana','sans-serif'; color: #222222;\">Ajandaha kulanka ayaa ah u codaynta xukuumadda cusub ee dhawaan uu soo magacaabay ra\u2019iisal- wasaaraha cusub ee Soomaaliya mudane, Maxamed Xuseen Rooble iyo barnaamijka xukuumadda.<\/span><\/p>\n<p style=\"line-height: 21.5pt; background: white; box-sizing: border-box; overflow-wrap: break-word; font-variant-ligatures: normal; font-variant-caps: normal; orphans: 2; text-align: start; widows: 2; -webkit-text-stroke-width: 0px; text-decoration-style: initial; text-decoration-color: initial; word-spacing: 0px; margin: 0in 0in 21.5pt 0in;\"><span style=\"font-size: 12.5pt; font-family: 'Verdana','sans-serif'; color: #222222;\">Xukuumadda cusub ayaa haddii codka kalsoonida la siiyo waxaa horyaalla shaqo adag oo ay ugu horrayso fulinta qodabadii lagu heshiiyay ee doorashada, waxayna haysataa muddo kooban oo looga fadhiyo in ay ku dhaqangaliso.<\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdishu-(SONNA)-Xildhibaannada golaha shacabka baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta lagu wadaa in ay kulan ku yeeshaan xarunta KMG-ka ah ee villa Hargaysa. Ajandaha kulanka ayaa ah u codaynta xukuumadda cusub ee dhawaan uu soo magacaabay ra\u2019iisal- wasaaraha cusub ee Soomaaliya mudane, Maxamed Xuseen Rooble iyo barnaamijka xukuumadda. Xukuumadda cusub ayaa haddii codka kalsoonida la siiyo waxaa horyaalla [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":430002,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-429997","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/429997","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=429997"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/429997\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":430003,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/429997\/revisions\/430003"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/430002"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=429997"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=429997"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=429997"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}