{"id":429927,"date":"2020-10-22T13:09:21","date_gmt":"2020-10-22T10:09:21","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=429927"},"modified":"2020-10-22T13:09:21","modified_gmt":"2020-10-22T10:09:21","slug":"xubnaha-cusub-ee-golaha-deegaanka-gaalkacyo-oo-la-dhaariyay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/xubnaha-cusub-ee-golaha-deegaanka-gaalkacyo-oo-la-dhaariyay\/","title":{"rendered":"Xubnaha Cusub ee\u00a0 Golaha Deegaanka Gaalkacyo oo la dhaariyay"},"content":{"rendered":"<p>27 xubnood ee golaha deegaanka dagmada galkacyo ayaa maanta loo dhaariyay xilka loo doortay iyadoo ay goob joog ka ahaayeen wasiiru dowlaha wasaarada arimaha gudaha galmudug Axmed xasan cali iyo wasiirka wasaaradaasi Cabdi Maxamed Jaamac oo iyagu la dar daarmay xubnaha la dhaarshay<\/p>\n<p>Wasiiru dowlaha wasaarada Axmed xasan Cali iyo wasiirka wasaarada arimaha gudaha Cabdi Maxamed Jaamac ayaa la dar daarmay xubnaha golaha deegaanka ee maanta la dhaarshay<\/p>\n<p>Dhinaca kalana xubnaha golaha deegaanka ayaa maanta waxaa magaalada galkacyo uga furmay tababar aqoon kordhin ah oo\u00a0 la xariira qaabka doorashada taas oo ay fulinayaan Masuuliyiin ka socatay hay&#8217;ada Eisa oo ka mid ah hay&#8217;adihii doorka ku lahaa dhismaha golaha deegaanka dagmada Galkacyo ee Galmudug isla markaana ah hay&#8217;ad ka shaqeysa arimaha dimuquraadiyada iyo doorashooyinka Qaarada afrika<\/p>\n<p>Cabdullaahi Cabdoow oo ka socday hay&#8217;:adda Eisa ayaana ugu horeyn ka warbixiyay tababarka iyo waxa uu ku saabsan yahay isagoona xusay in lagu baranayo qaabka doorashada labada maalmood ee uu socdo<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>27 xubnood ee golaha deegaanka dagmada galkacyo ayaa maanta loo dhaariyay xilka loo doortay iyadoo ay goob joog ka ahaayeen wasiiru dowlaha wasaarada arimaha gudaha galmudug Axmed xasan cali iyo wasiirka wasaaradaasi Cabdi Maxamed Jaamac oo iyagu la dar daarmay xubnaha la dhaarshay Wasiiru dowlaha wasaarada Axmed xasan Cali iyo wasiirka wasaarada arimaha gudaha Cabdi [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":429928,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-429927","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/429927","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=429927"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/429927\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":429931,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/429927\/revisions\/429931"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/429928"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=429927"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=429927"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=429927"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}