{"id":429923,"date":"2020-10-22T12:14:17","date_gmt":"2020-10-22T09:14:17","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=429923"},"modified":"2020-10-22T12:15:35","modified_gmt":"2020-10-22T09:15:35","slug":"r-wasaare-ku-xigeenka-xfs-oo-xaflad-soo-dhaweyn-ah-loogu-sameeyey-kampala","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/r-wasaare-ku-xigeenka-xfs-oo-xaflad-soo-dhaweyn-ah-loogu-sameeyey-kampala\/","title":{"rendered":"Ra&#8217;iisul Wasaare ku Xigeenka XFS iyo wafdi uu hoggaaminaayo oo Xaflad soo dhaweyn ah loogu sameeyey Kampala"},"content":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul Wasaare Ku xigeenka magacaaban ee Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) \u00a0iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray dalka Yugandha ayaa xaflad soo dhaweyn ah loogu sameeyey Magaalada Kampala ee Dalkaasi.<\/p>\n<p>Munaasabadda soo dhaweynta ayaa waxaa ka qeyb galay Siyaasiyiin, Ganacsato, masuuliyiin ka tirsan Dowladda Dalkaasi iyo xubno ka socday Jaaliyadda Soomaaliyeed .<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaare ku xigeenka magacaaban ayaa ku boggaadiyey Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalkaas ku nool, doorka muuqda ee ay kaga jiraan horumarka iyo is-dhexgalka bulshada geeska afrika.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul Wasaare Ku xigeenka magacaaban ee Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) \u00a0iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray dalka Yugandha ayaa xaflad soo dhaweyn ah loogu sameeyey Magaalada Kampala ee Dalkaasi. Munaasabadda soo dhaweynta ayaa waxaa ka qeyb galay Siyaasiyiin, Ganacsato, masuuliyiin ka tirsan Dowladda Dalkaasi iyo xubno ka socday Jaaliyadda Soomaaliyeed . Ra\u2019iisul Wasaare [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":429924,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-429923","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/429923","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=429923"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/429923\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":429926,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/429923\/revisions\/429926"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/429924"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=429923"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=429923"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=429923"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}