{"id":429856,"date":"2020-10-21T16:38:45","date_gmt":"2020-10-21T13:38:45","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=429856"},"modified":"2020-10-21T16:38:45","modified_gmt":"2020-10-21T13:38:45","slug":"booliska-galmudug-oo-gacanta-ku-dhigay-nin-ku-eedeysan-kufsi-ka-dhacay-waqooyiga-gaalkacyo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/booliska-galmudug-oo-gacanta-ku-dhigay-nin-ku-eedeysan-kufsi-ka-dhacay-waqooyiga-gaalkacyo\/","title":{"rendered":"Booliska Galmudug oo gacanta ku dhigay nin ku eedeysan kufsi ka dhacay waqooyiga Gaalkacyo"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Taliska booliska magaalada Cadaado ayaa qabtay eedeysane Axmed Xusen Cabdi oo ku eedeysan kiis kufsi ah oo la sheegay inuu ka qeystay magaalada Gaalkacyo qeybta Puntland, isla markaana qaab baxsad ah ku tegay Cadaado.<\/p>\n<p>Axmed Xusen Cabdi ayaa dib loogu celin donaa magaalada Gaalkacyo si kiiskiisa looga furo madaama uu halkaasi ka dhacay kiiska kufsiga ah ee lagu edeynayo.<\/p>\n<p>Labo Xidigle Cali Maxamed Xasan Taliyaha Booliska magaalada Cadaado ayaa Warbahinta u sheegay in xiriir ay wada sameyeen booliska Galmudug ee Gaalkacyo ugu suura gashay qabashada eedeysanahaan.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-429857\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/1-14.jpg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"720\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/1-14.jpg 1080w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/1-14-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/1-14-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/1-14-1024x683.jpg 1024w\" sizes=\"auto, (max-width: 1080px) 100vw, 1080px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-429858\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Taliyaha.jpg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"720\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Taliyaha.jpg 1080w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Taliyaha-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Taliyaha-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Taliyaha-1024x683.jpg 1024w\" sizes=\"auto, (max-width: 1080px) 100vw, 1080px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Taliska booliska magaalada Cadaado ayaa qabtay eedeysane Axmed Xusen Cabdi oo ku eedeysan kiis kufsi ah oo la sheegay inuu ka qeystay magaalada Gaalkacyo qeybta Puntland, isla markaana qaab baxsad ah ku tegay Cadaado. Axmed Xusen Cabdi ayaa dib loogu celin donaa magaalada Gaalkacyo si kiiskiisa looga furo madaama uu halkaasi ka dhacay kiiska [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":429858,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-429856","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/429856","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=429856"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/429856\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":429864,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/429856\/revisions\/429864"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/429858"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=429856"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=429856"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=429856"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}