{"id":429837,"date":"2020-10-21T13:13:53","date_gmt":"2020-10-21T10:13:53","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=429837"},"modified":"2020-10-21T13:13:53","modified_gmt":"2020-10-21T10:13:53","slug":"shirka-wadatashiga-abuurista-xarunta-macluumaadka-ee-arrimaha-dhab-u-heshiinta-oo-ka-furmay-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/shirka-wadatashiga-abuurista-xarunta-macluumaadka-ee-arrimaha-dhab-u-heshiinta-oo-ka-furmay-muqdisho\/","title":{"rendered":"Shirka wadatashiga abuurista xarunta macluumaadka ee arrimaha dhab-u-heshiinta oo ka furmay Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p>Wasaaradda Arrimaha Gudaha, federaalka iyo dib u heshiisiinta Soomaaliya ayaa mannta magaalada muqdusho ka daah furtay kulan wadatashi oo ku saabsan abuurista xarunta macluumaadka ee loo yaqaano (resource centre) ee arrimaha dhab-u-heshiinta iyo federaalka.<\/p>\n<p>kulankaan oo socon doono mudo laba maalmood ah ayaa lagu falanqeen doona sida ugu haboon ee loo unki karo xarun lagu kaydiyo laguna fidiyo aqoonta , macluumaadka iyo khibradda la xiriirta arrimaha nabadda, dhab-u-heshiinta iyo federaalka, iyadoo laga tala galinaayo khubarada, ururada bulshada rayidka ah iyo hay\u2019adaha waayo-aragnimada u leh arrimaha nabadda iyo dowladnimada.<\/p>\n<p>Shirkaan waxaa soo qaban qaabiyay wasaaradda arrimaha gudaha federaalka iyo dib-u-hishiisiinta ee dowladda Soomaaliya.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasaaradda Arrimaha Gudaha, federaalka iyo dib u heshiisiinta Soomaaliya ayaa mannta magaalada muqdusho ka daah furtay kulan wadatashi oo ku saabsan abuurista xarunta macluumaadka ee loo yaqaano (resource centre) ee arrimaha dhab-u-heshiinta iyo federaalka. kulankaan oo socon doono mudo laba maalmood ah ayaa lagu falanqeen doona sida ugu haboon ee loo unki karo xarun lagu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":429838,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-429837","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/429837","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=429837"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/429837\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":429840,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/429837\/revisions\/429840"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/429838"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=429837"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=429837"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=429837"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}