{"id":429830,"date":"2020-10-21T10:26:38","date_gmt":"2020-10-21T07:26:38","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=429830"},"modified":"2020-10-21T10:27:45","modified_gmt":"2020-10-21T07:27:45","slug":"in-ku-dhow-nus-million-qof-oo-ku-barakacay-fatahaadda-webiga-shabeelle","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/in-ku-dhow-nus-million-qof-oo-ku-barakacay-fatahaadda-webiga-shabeelle\/","title":{"rendered":"In ku dhow nus milyan qof oo ku barakacay fatahaadda webiga Shabeelle"},"content":{"rendered":"<p>Warbixin ay soo saartay hey\u2019adda Isku dubaridka Arimaha Gargaarka Qaramada Midoobay ee <em>OCHA<\/em> ayaa lagu sheegay in afartii billood ee ugu dambeysay ay fatahaadaha iyo daadadka jira ay sal kiciyeen dad gaaraya\u00a0illaa sadex boqol afartan iyo koow kun siddeed boqol siddeetan iyo afar ruux <em>341,884,<\/em>\u00a0guud ahaan Soomaaliya .<\/p>\n<p>Hey\u2019adda, ayaa sheegtay in Soomaaliya ay wajaheyso raashsiin yari ba\u2019an 2.1 malyuun oo qof illaa bisha December ee sanadkan ayaa xaalku sii murgi doonaa haddii Wabigu mar kale fataho.<\/p>\n<p>Hey\u2019adda\u00a0<em>FAO<\/em>\u00a0waxay sheegtay in cabirka biyaha Wabiga Shaeelle ee dhax mara magaalada Beledweyne uu iminka gaaray<em>\u00a07.5m<\/em>\u00a0waxaana ay ka digtay fatahaad hor leh.<\/p>\n<p>Gobolada hodanka ku ah wax soo saarka beeraha ee uu maro Wabiga Shabeelle ayaa ka mid ah meela saameynta xoogga leh ay fatahaaduhu ku yeesheen.<\/p>\n<p>Gobalka Shabeelaha hoose waxaa ku barakacay oo fatahaaddu saameysay\u00a0<em>180,133<\/em>\u00a0qof laga soo billaabo bishii July ee sanadka sida lagu sheegay warbixinta\u00a0<em>OCHA<\/em>.<\/p>\n<p>Gobolka Shabeelaha dhexe ayaa isaguna waxaa fatahaadda Wabiga ku barakacay\u00a0<em>131,422.<\/em>\u00a0Waxaa sidoo kale burburay dhul beereed baaxad leh gaar ahaan magaalooyinka Afgooye, Balcad, Jowhar iyo Mahaddaay.<\/p>\n<p>Gobolka Hiiraan waxaa ku sal kacay fatahaada Wabiga<em>\u00a028,000<\/em>\u00a0waxaana jirta cabsi laga qabo Wabiga gaar ahaan magaalada Beledweyne oo uu Wabigu leeyahay meelo jilicsan oo uu ka fatahi karo.<\/p>\n<p>Fatahaadaha iyo daadadka waa halista ugu weyn ee xilligaan Dadka Soomaaliya ay wajahayaan,marka laga yimaado Ayaxa iyo Covid-19.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Warbixin ay soo saartay hey\u2019adda Isku dubaridka Arimaha Gargaarka Qaramada Midoobay ee OCHA ayaa lagu sheegay in afartii billood ee ugu dambeysay ay fatahaadaha iyo daadadka jira ay sal kiciyeen dad gaaraya\u00a0illaa sadex boqol afartan iyo koow kun siddeed boqol siddeetan iyo afar ruux 341,884,\u00a0guud ahaan Soomaaliya . Hey\u2019adda, ayaa sheegtay in Soomaaliya ay wajaheyso [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":429831,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-429830","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/429830","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=429830"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/429830\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":429833,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/429830\/revisions\/429833"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/429831"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=429830"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=429830"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=429830"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}