{"id":429797,"date":"2020-10-20T21:32:43","date_gmt":"2020-10-20T18:32:43","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=429797"},"modified":"2020-10-20T21:32:43","modified_gmt":"2020-10-20T18:32:43","slug":"armenia-iyo-azerbaijan-oo-todobaadkaan-wadahadal-toos-ah-ka-yeelanaya-dagaalka-u-dhaxeeya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/armenia-iyo-azerbaijan-oo-todobaadkaan-wadahadal-toos-ah-ka-yeelanaya-dagaalka-u-dhaxeeya\/","title":{"rendered":"Armenia iyo Azerbaijan oo todobaadkaan wadahadal toos ah ka yeelanaya dagaalka u dhaxeeya"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Wasiiradda arrimaha dibadda wadamada Armenia iyo Azerbaijan ayaa lagu wadaa in jimcaha soo socda ay ku kulmaan magaalada Washington ee xarunta Mareykanka.<\/p>\n<p>Kulankan oo looga xaajinayo xal u helida dagaalka lagu martay ee labada dal ku dhaxmaraya gobalka Nagorno-Karabach ayaa waxaa gar wadeen ka ah xoghayaha arrimaha dibadda ee Mareykanka Mike Pompeo<\/p>\n<p>Colaada u dhaxeysa labada dal ee ka wada tirsanaan jiray midowgii sufiyeeti ee burburay ayaa waxaa ku dhintay in ka badan 1000 qof waxaana jira qasaare hanti oo lixaad leh<\/p>\n<p>Dagaalkan oo kii ugu cuslaa ee labada dal dhaxmara ilaa 1994 waxaa uu bilowday 27 bishii aynu soo dhaafnay ee September.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Wasiiradda arrimaha dibadda wadamada Armenia iyo Azerbaijan ayaa lagu wadaa in jimcaha soo socda ay ku kulmaan magaalada Washington ee xarunta Mareykanka. Kulankan oo looga xaajinayo xal u helida dagaalka lagu martay ee labada dal ku dhaxmaraya gobalka Nagorno-Karabach ayaa waxaa gar wadeen ka ah xoghayaha arrimaha dibadda ee Mareykanka Mike Pompeo Colaada u [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":429798,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-429797","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/429797","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=429797"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/429797\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":429799,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/429797\/revisions\/429799"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/429798"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=429797"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=429797"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=429797"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}