{"id":429720,"date":"2020-10-19T10:37:03","date_gmt":"2020-10-19T07:37:03","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=429720"},"modified":"2020-10-19T10:37:03","modified_gmt":"2020-10-19T07:37:03","slug":"madaxweyne-qoor-qoor-oo-agaasime-cusub-u-magacaabay-madaxtooyada-galmudug","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweyne-qoor-qoor-oo-agaasime-cusub-u-magacaabay-madaxtooyada-galmudug\/","title":{"rendered":"Madaxweyne Qoor-qoor oo agaasime cusub u magacaabay Madaxtooyada Galmudug"},"content":{"rendered":"<p>Sam-areeb (SONNA)-Wareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha dawlad goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoor-qoor) ayaa Mudane Cusmaan Macallin Xasan loogu magacaabay Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Galmudug.<\/p>\n<p>Cusmaan Macalin ayaa ah aqoonyahan xirfad dheer u leh arrimaha maamulka, arrimaha bulshada iyo horumarinta dhaqaalaha, isagoo wax ku bartay dalka iyo dibadiisa, kana soo shaqeeyey dhinaca waxbarashada muddo dheer.<\/p>\n<p>Cismaan waxa uu ka mid ahaa xubnaha firfircoon ee mu\u2019asada waxbarashada <a href=\"http:\/\/iftiin.net\/\">Iftiin<\/a> u qaabilsanaa dalka Sweden, taas oo waxbarasho lacag la\u2019aan ah siinaysay kumanaan arday ah oo wax ku barta Iskuuladeeda ku yaal ilaa 7-magaalo oo ka tirsan Mudug iyo Galgaduud.<\/p>\n<p>Wuxuu ka mid ahaa aqoonyahanadii Soomaliyeed ee dadaalka mugga leh ku baxshay soo kabashada waxbarashada hoose iyo midda sare ee dalka. Isagoona sanadyadii dambe ahaa Guddoomiyaha Jaamacadda Caalamiga Soomaaliya (SIU).<\/p>\n<p>Magacaabistaan ayaa soo baxday kaddib markii Madaxweynuhu garowsaday baahida degdega ah ee loo qabo dardargelinta hawlaha hortabinta leh, isla markaana tixgeliyey kartida, aqoonta iyo waayo aragnimada masuulkan u leeyahay arrimaha maamulka<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sam-areeb (SONNA)-Wareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha dawlad goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoor-qoor) ayaa Mudane Cusmaan Macallin Xasan loogu magacaabay Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Galmudug. Cusmaan Macalin ayaa ah aqoonyahan xirfad dheer u leh arrimaha maamulka, arrimaha bulshada iyo horumarinta dhaqaalaha, isagoo wax ku bartay dalka iyo dibadiisa, kana soo shaqeeyey dhinaca waxbarashada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":429723,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-429720","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/429720","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=429720"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/429720\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":429724,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/429720\/revisions\/429724"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/429723"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=429720"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=429720"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=429720"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}