{"id":429718,"date":"2020-10-19T10:56:02","date_gmt":"2020-10-19T07:56:02","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=429718"},"modified":"2020-10-19T11:05:52","modified_gmt":"2020-10-19T08:05:52","slug":"ciidanka-xoogga-dalka-oo-gobolka-hiiraan-ku-dilay-maleeshiyaad-al-shabaab-katirsan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidanka-xoogga-dalka-oo-gobolka-hiiraan-ku-dilay-maleeshiyaad-al-shabaab-katirsan\/","title":{"rendered":"Ciidanka xoogga dalka oo gobolka hiiraan ku dilay maleeshiyaad Al-shabaab ka tirsan"},"content":{"rendered":"<div class=\"left-column-single\">\n<div class=\"image-holder\"><a class=\"tooltip colorbox cboxElement\" title=\"\" href=\"http:\/\/snaradio.so\/so\/uploads\/article\/photo\/IMG_FC908A-FA6755-06F966-3B41F4-812F0A-D90390.jpg\" rel=\"single\"><img decoding=\"async\" class=\"aimage\" src=\"http:\/\/snaradio.so\/so\/assets\/thumb.php?src=\/uploads\/article\/photo\/IMG_FC908A-FA6755-06F966-3B41F4-812F0A-D90390.jpg&amp;h=210&amp;w=210\" alt=\"\" \/>Muqdisho:(SONNA)-<\/a><span style=\"font-size: 16px;\"> Ciidanka xoogga dalka Soomaliya ayaa maanta\u00a0 howlgallo ka dhan kooxda Argagixisada Alshabaab\u00a0 ka bilaabay wadada u dhaxeeysa degmooyinka Buulabarde iyo Jalalaqsi halkaas lagu sheegay\u00a0 maleeyshiyaad ka mid ah Alshabab oo dadka\u00a0 safarka ah dhib ugu geestaan.<\/span><\/div>\n<div><\/div>\n<div class=\"image-holder\"><span style=\"font-size: 16px;\">Taliyaha qeybta 27-aad CXDS\u00a0 Jeneraal Axmed Maxamed Tareedishe iyo saraakil kale oo katirsan Qeybta 27-aad\u00a0 ee ciidanka xoogga dalka Soomaaliya ayaa sheegay in\u00a0 ay Khasaare xooggan gaarsiiyeen maleeshiyaadka Argagaxisada al-shabaab kuwaasi oo ku dhuumaaleeysanayay inta udhexeeysay magaalooyinka Buulo-burde iyo Jalalaqsi ee gobolka hiiraan.\u00a0<\/span><\/div>\n<div><\/div>\n<\/div>\n<div id=\"article_body\" class=\"body\">\n<p>Taliyaha guutada 5-aad qeybta 27-aad G\/le Sare\u00a0 Maxamuud Xasan Ibraahim (Baakaay) oo lahadlay warbaahinta qaranka\u00a0 ayaa sheegay in jab la gaarsiiyay\u00a0 ka dib markii laga dilay 11- ka mid maleeyshiyadi burcada aheeyd ee caadeeystay dhaca dadka rayadka ah<\/p>\n<p>Degaanka ay ciidanka xoogga dalka ku dileen maleeshaadka al-shabaab ayaa lagu magacaabaa buurweyn oo udhexeeya degmooyinka Buul-burde iyo Jalalaqsi.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"utility-bar\"><\/div>\n<div class=\"left-column-single\"><\/div>\n<div class=\"utility-bar\"><\/div>\n<div id=\"above_article_campaign\"><\/div>\n<div class=\"left-column-single\"><\/div>\n<div id=\"article_body\" class=\"body\">\n<p>&nbsp;<\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho:(SONNA)- Ciidanka xoogga dalka Soomaliya ayaa maanta\u00a0 howlgallo ka dhan kooxda Argagixisada Alshabaab\u00a0 ka bilaabay wadada u dhaxeeysa degmooyinka Buulabarde iyo Jalalaqsi halkaas lagu sheegay\u00a0 maleeyshiyaad ka mid ah Alshabab oo dadka\u00a0 safarka ah dhib ugu geestaan. Taliyaha qeybta 27-aad CXDS\u00a0 Jeneraal Axmed Maxamed Tareedishe iyo saraakil kale oo katirsan Qeybta 27-aad\u00a0 ee ciidanka xoogga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":429727,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-429718","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/429718","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=429718"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/429718\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":429731,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/429718\/revisions\/429731"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/429727"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=429718"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=429718"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=429718"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}