{"id":429699,"date":"2020-10-16T18:23:58","date_gmt":"2020-10-16T15:23:58","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=429699"},"modified":"2020-10-16T18:29:17","modified_gmt":"2020-10-16T15:29:17","slug":"dowladda-mareykanka-oo-300-oo-milyan-ku-bixinaya-hawlaha-gargaarka-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/dowladda-mareykanka-oo-300-oo-milyan-ku-bixinaya-hawlaha-gargaarka-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Dowladda Mareykanka oo $300 oo milyan ku bixinaysa hawlaha gargaarka Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p>London (SONNA)- Safaarada Mareykanka ee Soomaaliya ayaa sheegtay ku dhawaad saddax boqol malyuun oo doolar ay ku bixiyeen sanadkan u gargaaridda dadka dhibaateysan\u00a0 ee Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Deeqdan oo ay fulisay hay\u2019adda USAID ee Mareykanku leeyahay waxaa ay gaareysay 275 malyuun, taas oo lagu iibiyay raashiin iyo agabka wax lagu cuno.<\/p>\n<p>Dadkan ayaa ah kuwo aad ugu baahnaa raashiinka waqtigan oo Soomaaliya ay xaalad adag oo dhanka beni\u2019aadannimada ka jirto.<\/p>\n<p>Fatahaadaha, Ayaxa iyo COVID -19 ayaa sii murjiyay xaalada dadka tabaaleysan<\/p>\n<p>In ka badan shan malyuun ayaa lagu qiyaasaa dadka Soomaaliyeed ee u baahan gar gaarka deg deg ah.<\/p>\n<p><strong>W\/D: Maxamed Maxamuud Dhoore (London)<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>London (SONNA)- Safaarada Mareykanka ee Soomaaliya ayaa sheegtay ku dhawaad saddax boqol malyuun oo doolar ay ku bixiyeen sanadkan u gargaaridda dadka dhibaateysan\u00a0 ee Soomaaliyeed. Deeqdan oo ay fulisay hay\u2019adda USAID ee Mareykanku leeyahay waxaa ay gaareysay 275 malyuun, taas oo lagu iibiyay raashiin iyo agabka wax lagu cuno. Dadkan ayaa ah kuwo aad ugu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":429700,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-429699","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/429699","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=429699"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/429699\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":429703,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/429699\/revisions\/429703"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/429700"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=429699"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=429699"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=429699"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}