{"id":429561,"date":"2020-10-14T11:13:30","date_gmt":"2020-10-14T08:13:30","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=429561"},"modified":"2020-10-14T11:13:30","modified_gmt":"2020-10-14T08:13:30","slug":"bangiga-adduunka-oo-12-bilyan-u-qorsheeyay-dalalka-soo-koraya-si-ay-u-helaan-tallaalka-covid-19","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/bangiga-adduunka-oo-12-bilyan-u-qorsheeyay-dalalka-soo-koraya-si-ay-u-helaan-tallaalka-covid-19\/","title":{"rendered":"Bangiga adduunka oo 12 bilyan u qorsheeyay dalalka soo koraya si ay u helaan tallaalka Covid-19"},"content":{"rendered":"<p>Bangiga Adduunka ayaa go\u2019aan ku gaaray in 12 bilyan oo dollar la siiyo dowladaha soo koraya si ay u helaan tallaalka cudurka Corona Virus.<\/p>\n<p>Guddoonka Bangiga adduunka ayaa sheegay in qorshahaan looga dan leeyahay in waddamada dhaqaalahoodu hooseeyo ay si dhaqso ah u helaan tallaalka Covid19.<\/p>\n<p>12-kaan bilyan ayaa loo isticmaali doona iibinta\u00a0 iyo qaybinta tallaalka cudurka corona, waxaana loogu tala galay inay ka faa\u2019iideystaan dad gaaraya hal biyan oo qof.<\/p>\n<p>Illaa iyo hadda majiro tallaal leysku raacsanyahay in loo isticmalo cudurka Covid-19 kaas oo ay aqoonsantahay hay\u2019adda caafimaadka adduunka ee WHO, waxaase tallaallo kala duwan soo saaray dalal badan.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Bangiga Adduunka ayaa go\u2019aan ku gaaray in 12 bilyan oo dollar la siiyo dowladaha soo koraya si ay u helaan tallaalka cudurka Corona Virus. Guddoonka Bangiga adduunka ayaa sheegay in qorshahaan looga dan leeyahay in waddamada dhaqaalahoodu hooseeyo ay si dhaqso ah u helaan tallaalka Covid19. 12-kaan bilyan ayaa loo isticmaali doona iibinta\u00a0 iyo qaybinta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":429562,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-429561","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/429561","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=429561"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/429561\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":429563,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/429561\/revisions\/429563"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/429562"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=429561"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=429561"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=429561"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}