{"id":429502,"date":"2020-10-13T13:00:33","date_gmt":"2020-10-13T10:00:33","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=429502"},"modified":"2020-10-13T13:02:32","modified_gmt":"2020-10-13T10:02:32","slug":"maxkamada-ciidamada-jubbaland-oo-xukun-dil-ah-ku-ridday-eedeysane-ka-mid-ah-al-shabaab","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/maxkamada-ciidamada-jubbaland-oo-xukun-dil-ah-ku-ridday-eedeysane-ka-mid-ah-al-shabaab\/","title":{"rendered":"Maxkamadda Ciidamada Jubbaland oo \u00a0xukun dil ah ku ridday eedeysane ka mid ah AL-shabaab"},"content":{"rendered":"<p>Maxkamada Ciidamada Qalabka sida ee Jubblandh ayaa maanta \u00a0xukun dil ah ku ridday Deeqoow Caliyow\u00a0 oo19-sano jir ah,isla markaana \u00a0magaciisa afgarashada loo yiqiinnay\u00a0 muhaajir.<\/p>\n<p>Eedeysanaha ayaa kamid ahaa 4 argagaxiso ah oo ka danbeyay weerarkii 12 bishii julay ee sanadkii tagay 2019 Hoteel cascaseey ee magaalada kismaayo<\/p>\n<p>Maxkamada ayaa malmahaan ku gudajirtay dhageysiga dacwada loo heeysto Eedeysanaha\u00a0 Deeqoow oo isga oo dhaawac \u00a0misna dagaalamaya lagasoo qabtay Hoteel cascaseey ee magaalada kismaayo.<\/p>\n<p>Bashiir Maxamed Xareed\u00a0 \u00a0garsooraha 1-ad ee maxakameda\u00a0 ciidamada Qalabka sida ee Jubaland \u00a0ayaa ku dhawaqay xukunka waxa una sheegay in maxakamada ay Xukun dil ah ay ku xukuntay\u00a0 danbiile Deeqoow caliyoow<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maxkamada Ciidamada Qalabka sida ee Jubblandh ayaa maanta \u00a0xukun dil ah ku ridday Deeqoow Caliyow\u00a0 oo19-sano jir ah,isla markaana \u00a0magaciisa afgarashada loo yiqiinnay\u00a0 muhaajir. Eedeysanaha ayaa kamid ahaa 4 argagaxiso ah oo ka danbeyay weerarkii 12 bishii julay ee sanadkii tagay 2019 Hoteel cascaseey ee magaalada kismaayo Maxkamada ayaa malmahaan ku gudajirtay dhageysiga dacwada loo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":429503,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-429502","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/429502","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=429502"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/429502\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":429507,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/429502\/revisions\/429507"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/429503"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=429502"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=429502"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=429502"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}