{"id":429483,"date":"2020-10-13T08:42:13","date_gmt":"2020-10-13T05:42:13","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=429483"},"modified":"2020-10-13T09:39:16","modified_gmt":"2020-10-13T06:39:16","slug":"madaxweyne-farmaajo-oo-qaabilay-eheladaiyo-qaraabadii-marxuum-cali-khaliif-galayr-sawirro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweyne-farmaajo-oo-qaabilay-eheladaiyo-qaraabadii-marxuum-cali-khaliif-galayr-sawirro\/","title":{"rendered":"Madaxweyne Farmaajo oo qaabilay ehelada iyo qaraabadii Marxuum Cali Khaliif Galayr +Sawirro"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan tacsi ah la qaatay ehelada iyo qoyska Ra\u2019iisul Wasaarihii Hore ee dalka Marxuum Cali Khaliif Galeyr ee ka soo qeyb galay Aaskii-qaran ee loogu sameeyey Muqdisho.<\/p>\n<p>Madaxweynaha ayaa la wadaagay qoyska iyo qaraabada marxuumka in maamuuska Qaran ee Dowladda Soomaaliya ay u sameysay Ra\u2019iisul Wasaare Cali Khaliif ay ka tarjumeyso sida shacabka iyo dowladda Soomaaliyeed ay u xasuusan yihiin doorkii uu ka qaatay dowladnimada iyo horumarinta dalka.<\/p>\n<p>\u201cGeerida, Alle ha u naxariistee, Ra\u2019iisul Wasaare Cali Khaliif Galleyr ma ahan mid kaligiin gaar idin taabatay ee waxa ay ahayd mid si murugo leh ay wadajir u dareemeen shacabka Soomaaliyeed, maadaama Marxuumku uu dowladnimadeenna kaga tagay raad muuqda.\u201d<\/p>\n<p>Dhankooda, Ehelada iyo qaraabada Marxuumka ee kulanka qeybta ka ahaa ayaa uga mahadceliyey Madaxda iyo Hay\u2019adaha Dowladda Federaalka Soomaaliya maqaamka sarreeyey ee lagu soo dhaweeyey iyo aaska Qaran ee loo sameeyey Ra\u2019iisul Wasaarihii Hore Marxuum Cali Khaliif Galeyr.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/0a911516-a50b-4430-8bd9-08d164b117dc.jpg\"><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-440243 td-animation-stack-type0-2\" src=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/0a911516-a50b-4430-8bd9-08d164b117dc.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 608px) 100vw, 608px\" srcset=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/0a911516-a50b-4430-8bd9-08d164b117dc.jpg 480w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/0a911516-a50b-4430-8bd9-08d164b117dc-300x200.jpg 300w\" alt=\"\" width=\"608\" height=\"405\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/048cb695-d81d-43f8-a8c9-0e4e97648ef9.jpg\"><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-440244 td-animation-stack-type0-2\" src=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/048cb695-d81d-43f8-a8c9-0e4e97648ef9.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 611px) 100vw, 611px\" srcset=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/048cb695-d81d-43f8-a8c9-0e4e97648ef9.jpg 480w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/048cb695-d81d-43f8-a8c9-0e4e97648ef9-300x200.jpg 300w\" alt=\"\" width=\"611\" height=\"407\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/83451198-6e92-46f7-a270-e0440b1c5a9d.jpg\"><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-440245 td-animation-stack-type0-2\" src=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/83451198-6e92-46f7-a270-e0440b1c5a9d.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 596px) 100vw, 596px\" srcset=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/83451198-6e92-46f7-a270-e0440b1c5a9d.jpg 480w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/83451198-6e92-46f7-a270-e0440b1c5a9d-300x200.jpg 300w\" alt=\"\" width=\"596\" height=\"397\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/c2ee89d4-f6aa-4b9a-991e-65fb24366361.jpg\"><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-440246 td-animation-stack-type0-2\" src=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/c2ee89d4-f6aa-4b9a-991e-65fb24366361.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 960px) 100vw, 960px\" srcset=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/c2ee89d4-f6aa-4b9a-991e-65fb24366361.jpg 960w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/c2ee89d4-f6aa-4b9a-991e-65fb24366361-300x200.jpg 300w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/c2ee89d4-f6aa-4b9a-991e-65fb24366361-768x512.jpg 768w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/c2ee89d4-f6aa-4b9a-991e-65fb24366361-696x464.jpg 696w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/c2ee89d4-f6aa-4b9a-991e-65fb24366361-630x420.jpg 630w\" alt=\"\" width=\"595\" height=\"396\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan tacsi ah la qaatay ehelada iyo qoyska Ra\u2019iisul Wasaarihii Hore ee dalka Marxuum Cali Khaliif Galeyr ee ka soo qeyb galay Aaskii-qaran ee loogu sameeyey Muqdisho. Madaxweynaha ayaa la wadaagay qoyska iyo qaraabada marxuumka in maamuuska Qaran ee Dowladda Soomaaliya ay u sameysay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":429484,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-429483","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/429483","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=429483"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/429483\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":429491,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/429483\/revisions\/429491"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/429484"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=429483"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=429483"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=429483"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}