{"id":429335,"date":"2020-10-11T14:02:31","date_gmt":"2020-10-11T11:02:31","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=429335"},"modified":"2020-10-11T14:02:31","modified_gmt":"2020-10-11T11:02:31","slug":"wasaaradda-caafimaadka-soomaaliya-oo-maanta-shaacisay-dad-badan-oo-ka-bogsaday-covid19","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasaaradda-caafimaadka-soomaaliya-oo-maanta-shaacisay-dad-badan-oo-ka-bogsaday-covid19\/","title":{"rendered":"Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya oo maanta shaacisay dad badan oo ka bogsaday COVID19"},"content":{"rendered":"<p>MUQDISHU-(SONNA)- Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta shaacisay dad farabadan oo ka bogsaday Cudurka halista ah ee COVID-19, kuwaasi oo uu horey ugu dhacay.<\/p>\n<p>Warbixin ay soo saartay Wasaaradda Caafimaadka ayaa waxaa lagu sheegay in 5 maalin ee lasoo dhaafay Cudurka COVID-19 laga\u00a0 baaray 3,464 qof, isla markaana laga helay 119 ruux kamid ah dadkaas laga helay cudurka, waxaana ka bogsaday 79 Ruux.<\/p>\n<p>11 October 2020: Tirada la baaray Covid-19, 5tii maalin ugu dambeeyay Soomaliya: 3,464<\/p>\n<p>Laga Helay: 119<\/p>\n<p>Puntland : 99<\/p>\n<p>Somaliland: 18<\/p>\n<p>Banadir: 2<\/p>\n<p>Lab: 83<\/p>\n<p>Dhedig: 37<\/p>\n<p>Bogsasho: 79<\/p>\n<p>Dhimasho: 0<\/p>\n<p>Tirada Guud ee Laga Helay: 3,864<\/p>\n<p>Bogsashada Guud: 3,089<\/p>\n<p>Dhimashada Guud: 99<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>MUQDISHU-(SONNA)- Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta shaacisay dad farabadan oo ka bogsaday Cudurka halista ah ee COVID-19, kuwaasi oo uu horey ugu dhacay. Warbixin ay soo saartay Wasaaradda Caafimaadka ayaa waxaa lagu sheegay in 5 maalin ee lasoo dhaafay Cudurka COVID-19 laga\u00a0 baaray 3,464 qof, isla markaana laga helay 119 [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":429336,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-429335","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/429335","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=429335"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/429335\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":429337,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/429335\/revisions\/429337"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/429336"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=429335"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=429335"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=429335"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}