{"id":429253,"date":"2020-10-10T16:14:22","date_gmt":"2020-10-10T13:14:22","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=429253"},"modified":"2020-10-10T16:19:06","modified_gmt":"2020-10-10T13:19:06","slug":"madaxweynaha-koofur-galbeed-oo-qaabilay-guddoomiyaha-hayadda-batroolka-sawirro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweynaha-koofur-galbeed-oo-qaabilay-guddoomiyaha-hayadda-batroolka-sawirro\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha Koofur Galbeed oo qaabilay Guddoomiyaha Hay\u2019adda Batroolka  \u201cSAWIRRO\u201d"},"content":{"rendered":"<p>Baydhabo (SONNA)- Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta gareen) ayaa magaalada Baydhabo ee xarunta kumeel gaarka u ah Koonfur Galbeed kulan kula qaatay Guddoomiyaha Hay\u2019adda Batroolka Soomaaliyeed iyo wafdi uu hogaaminayey oo ay qeyb ka ahayeen Guddoomiye ku xigeenka Wakiilka Koonfur Galbeed Hay\u2019adda Batroolka u qaabilsan oo shalay Baydhabo gaaray.<\/p>\n<p>Qasriga Madaxtooyada oo ka qabsoomay kulanka ayaa Madaxweynaha Koonfur Galbeed soo dhoweyey wafdiga, waxaana uu ka dhagaystay\u00a0 Qorshaha safarkooda Baydhabo iyo hawlaha uga degsan soo saarida Batroolka si kheyraadka Batroolka looga Faa\u2019iideeyo bulshada Soomaaliyeed qeynba uga qaato kobcinta dhaqaalahana dalka.<\/p>\n<p>Eng Ibraahim Cali Xuseen Guddoomiyaha Guddiga hay\u2019adda Batroolka ahna Mareeyaha hay\u2019adda ayaa warbixin ku saabsan safarkooda Baydhabo ka siiyey Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis (Lafta gareen) waxaana uu sheegey inuu yahay Safar ay ku xoojinayaan wada shaqaynta Wasaaradda Batroolka Koonfur Galbeed iyo Hay\u2019adda si siwadajir ah looga qeyb qaato soo saaridda Batroolka Dalka<\/p>\n<p>Madaxweynaha Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta gareen ayaa uga mahadceliyey Guddiga Hay\u2019adda Batroolka ee Socdaalkooda ugu horeya ee Baydhabo ay ku imaadeen, \u00a0taasi oo muujinaysa dadaalada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ay ku xoojinayso soo saaridda kheyraadka ku jira deegannada Koonfur Galbeed, waxaana uu ku bogaadiyey muhiimadda Dalka ay uleedahay soo saaridda kheyraadka .<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-439881 td-animation-stack-type0-2\" src=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/6cda480c-e0f1-4fde-84af-4e47c220cfa7.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 960px) 100vw, 960px\" srcset=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/6cda480c-e0f1-4fde-84af-4e47c220cfa7.jpg 960w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/6cda480c-e0f1-4fde-84af-4e47c220cfa7-300x200.jpg 300w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/6cda480c-e0f1-4fde-84af-4e47c220cfa7-768x512.jpg 768w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/6cda480c-e0f1-4fde-84af-4e47c220cfa7-696x464.jpg 696w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/6cda480c-e0f1-4fde-84af-4e47c220cfa7-630x420.jpg 630w\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" \/>\u00a0<img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-439882 td-animation-stack-type0-2\" src=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/2331fa1a-061c-4c01-9b9c-3aaedfd1590d.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 960px) 100vw, 960px\" srcset=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/2331fa1a-061c-4c01-9b9c-3aaedfd1590d.jpg 960w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/2331fa1a-061c-4c01-9b9c-3aaedfd1590d-300x200.jpg 300w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/2331fa1a-061c-4c01-9b9c-3aaedfd1590d-768x512.jpg 768w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/2331fa1a-061c-4c01-9b9c-3aaedfd1590d-696x464.jpg 696w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/2331fa1a-061c-4c01-9b9c-3aaedfd1590d-630x420.jpg 630w\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" \/>\u00a0<img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-439883 td-animation-stack-type0-2\" src=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/bce70410-eeba-4511-91b6-0e55b45e30c3.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 960px) 100vw, 960px\" srcset=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/bce70410-eeba-4511-91b6-0e55b45e30c3.jpg 960w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/bce70410-eeba-4511-91b6-0e55b45e30c3-300x200.jpg 300w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/bce70410-eeba-4511-91b6-0e55b45e30c3-768x512.jpg 768w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/bce70410-eeba-4511-91b6-0e55b45e30c3-696x464.jpg 696w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/bce70410-eeba-4511-91b6-0e55b45e30c3-630x420.jpg 630w\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" \/>\u00a0<img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-439884 td-animation-stack-type0-2\" src=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/e050ba14-5b69-4f3b-9281-87c6c9321125.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 960px) 100vw, 960px\" srcset=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/e050ba14-5b69-4f3b-9281-87c6c9321125.jpg 960w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/e050ba14-5b69-4f3b-9281-87c6c9321125-300x200.jpg 300w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/e050ba14-5b69-4f3b-9281-87c6c9321125-768x512.jpg 768w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/e050ba14-5b69-4f3b-9281-87c6c9321125-696x464.jpg 696w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/e050ba14-5b69-4f3b-9281-87c6c9321125-630x420.jpg 630w\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Baydhabo (SONNA)- Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta gareen) ayaa magaalada Baydhabo ee xarunta kumeel gaarka u ah Koonfur Galbeed kulan kula qaatay Guddoomiyaha Hay\u2019adda Batroolka Soomaaliyeed iyo wafdi uu hogaaminayey oo ay qeyb ka ahayeen Guddoomiye ku xigeenka Wakiilka Koonfur Galbeed Hay\u2019adda Batroolka u qaabilsan oo shalay Baydhabo gaaray. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":429254,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-429253","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/429253","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=429253"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/429253\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":429255,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/429253\/revisions\/429255"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/429254"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=429253"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=429253"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=429253"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}