{"id":429249,"date":"2020-10-10T14:10:30","date_gmt":"2020-10-10T11:10:30","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=429249"},"modified":"2020-10-10T14:10:30","modified_gmt":"2020-10-10T11:10:30","slug":"meydka-raiisul-wasaarihii-hore-oo-muqdisho-la-keenay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/meydka-raiisul-wasaarihii-hore-oo-muqdisho-la-keenay\/","title":{"rendered":"Meydka Ra\u2019iisul wasaarihii hore oo Muqdisho la keenay"},"content":{"rendered":"<p>Waxaa goordhow magaalada Muqdisho kasoo degtay diyaarad sidda meydka Allaha u naxariistee ra\u2019iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Cali Khaliif Galeyr oo khamiistii ku geeriyooday magaalada Jigjiga.<\/p>\n<p>Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Muqdisho, waxaa meydka ku sugayay mas\u2019uuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya, iyadoo haatan ay socto salaadda Janaasada iyo sidoo kale Aaska meydka oo ay ka qeyb qaadanayaan inta badan madaxda dowladda federaalka.<\/p>\n<p>Allaha u naxariistee marxuum Cali Khaliif Galeyr ayaa sannadkii 2000 wuxuu ra\u2019iisul wasaare ka noqday dowladdii KMG aheyd.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa goordhow magaalada Muqdisho kasoo degtay diyaarad sidda meydka Allaha u naxariistee ra\u2019iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Cali Khaliif Galeyr oo khamiistii ku geeriyooday magaalada Jigjiga. Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Muqdisho, waxaa meydka ku sugayay mas\u2019uuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya, iyadoo haatan ay socto salaadda Janaasada iyo sidoo kale Aaska meydka oo ay ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":429250,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-429249","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/429249","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=429249"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/429249\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":429251,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/429249\/revisions\/429251"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/429250"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=429249"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=429249"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=429249"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}