{"id":429201,"date":"2020-10-09T17:31:17","date_gmt":"2020-10-09T14:31:17","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=429201"},"modified":"2020-10-09T17:31:17","modified_gmt":"2020-10-09T14:31:17","slug":"dowladda-soomaaliya-oo-hambalyo-u-dirtay-hayadda-wfp-oo-ku-guuleysatay-abaalmarinta-caalamiga-ah-ee-nabadda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/dowladda-soomaaliya-oo-hambalyo-u-dirtay-hayadda-wfp-oo-ku-guuleysatay-abaalmarinta-caalamiga-ah-ee-nabadda\/","title":{"rendered":"Dowladda Soomaaliya oo hambalyo u dirtay hay\u2019adda WFP oo ku guuleysatay abaalmarinta caalamiga ah ee nabadda"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA) Siihayaha Wasiirka Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Sacid Xamsa ayaa hambalyo u diray Barnaamijka Cuntada Aduunka Qaramada Midoobay ee WFP oo sanadkan 2020-ka ku guuleystay Abaalmarinta Caalamiga ah ee Nabadda ee loo yaqaano Nobel Peace Prize.<\/p>\n<p>\u201cAniga oo ku hadlay magaca Dowladda Soomaaliya, waxaan hambalyo u dirayaa WFP dadaalka xooggan oo ay sameeyeen ee dhinaca naf badbaadinta iyo ka hortagga macluusha, iyadoo ay jirto duruufaha gaarka ah eek a dhashay COVID-19, ayuu yiri Mudane Xamsa Saciid Xamsa, Siihayaha Wasiirka Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka.<\/p>\n<p>Hey\u2019adda cuntada adduunka ee loo yaqaanno WFP ayaa intii ay colaadaha ka jireen dalka waxa ay sii waday dadaallada gurmadka, iyado oo bixineysay gargaar beni\u2019aadannimo oo cunto ah, isla markaana taageereysay dadka nugul sida haweenka iyo caruurta.<\/p>\n<p>Inkasta oo shaqada ugu badan ee hey\u2019adani ahayd gargaarka, hadana howlaha ay sameysay ayaa wax weyn ka taray xoojinta iyo abuurista fursad xasilooni iyo nabad iyo in laga baaqsado in gaajada noqoto hub lagu horiyo colaadaha.<\/p>\n<p>\u201cInti uu jiray COVID-19 oo ay inoo wehlisay xaaladaha sida fatahaado ka dhacay meelo ka mid ah dalka, WFP waxay Dowladda Soomaaliya ka taageertay in la caawiyo malaayiin Soomaali ah oo qatar ugu jiray macluul,\u201d ayuu hadalkiisa ku daray Xamsa Sacid Xamsa.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan si gaar ah amaan u jeedinayaa Shaqaalaha\u00a0 WFP ee Soomaaliya ka shaqeeya dadaalka aan daalka lahayn iyo shaqada wanaagsan oo ay ka hayaan dhammaan deegaannada Soomaaliya\u201d. Ayuu yiri Wasiir Xamsa Sacid Xamsa.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-429202\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Gargaarka.jpg\" alt=\"\" width=\"829\" height=\"904\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Gargaarka.jpg 829w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Gargaarka-275x300.jpg 275w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Gargaarka-768x837.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 829px) 100vw, 829px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA) Siihayaha Wasiirka Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Sacid Xamsa ayaa hambalyo u diray Barnaamijka Cuntada Aduunka Qaramada Midoobay ee WFP oo sanadkan 2020-ka ku guuleystay Abaalmarinta Caalamiga ah ee Nabadda ee loo yaqaano Nobel Peace Prize. \u201cAniga oo ku hadlay magaca Dowladda Soomaaliya, waxaan hambalyo u dirayaa WFP dadaalka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":426615,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-429201","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/429201","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=429201"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/429201\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":429203,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/429201\/revisions\/429203"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/426615"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=429201"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=429201"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=429201"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}