{"id":429198,"date":"2020-10-09T17:28:28","date_gmt":"2020-10-09T14:28:28","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=429198"},"modified":"2020-10-09T17:32:07","modified_gmt":"2020-10-09T14:32:07","slug":"haweeney-u-dhalatay-dalka-faransiiska-oo-afduub-ahaaan-loogu-heystay-dalka-mali-oo-la-siidaayay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/haweeney-u-dhalatay-dalka-faransiiska-oo-afduub-ahaaan-loogu-heystay-dalka-mali-oo-la-siidaayay\/","title":{"rendered":"Haweeney u dhalatay dalka Faransiiska oo afduub ahaaan loogu heystay dalka Mali oo la siidaayay"},"content":{"rendered":"<p>Bamako (SONNA) Wararka laga helayo saxaafadda dalka Mali ayaa sheegaya in haweeney u dhalatay Dalka Faransiiska oo muddo afar sano ah aduub loogu hestay dalkaasi la siidaayay.<\/p>\n<p>Sophie P\u00e9tronin oo ka shaqeyneysay gar gaarka, gaar ahaan carruurta ayaa laga qafaashay magaalada Gao sanadkii 2016, waxaana qafaashay markii koox huneysan ay weerartay goobtii ay ku sugnayd..<\/p>\n<p>Saxaafadda dalka Faransiiska ayaa dhankooda xaqiijiyay in\u00a0 Sophie P\u00e9tronin ay iminka gaartay dalka Faransiiska.<\/p>\n<p>Weli lama shaacin in xoog lagu soo furtay iyo in la bixiyay lacago madax furasho ah.<\/p>\n<p><strong>W\/D: Maxamed Maxamuud Dhoore (London)<\/strong><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Bamako (SONNA) Wararka laga helayo saxaafadda dalka Mali ayaa sheegaya in haweeney u dhalatay Dalka Faransiiska oo muddo afar sano ah aduub loogu hestay dalkaasi la siidaayay. Sophie P\u00e9tronin oo ka shaqeyneysay gar gaarka, gaar ahaan carruurta ayaa laga qafaashay magaalada Gao sanadkii 2016, waxaana qafaashay markii koox huneysan ay weerartay goobtii ay ku sugnayd.. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":429199,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-429198","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/429198","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=429198"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/429198\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":429204,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/429198\/revisions\/429204"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/429199"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=429198"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=429198"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=429198"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}