{"id":429185,"date":"2020-10-09T13:27:08","date_gmt":"2020-10-09T10:27:08","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=429185"},"modified":"2020-10-09T13:27:08","modified_gmt":"2020-10-09T10:27:08","slug":"soomaaliya-fao-oo-soo-gabagabeysay-wajiga-1-aad-buufin-lagu-sameeyay-ayaxa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/soomaaliya-fao-oo-soo-gabagabeysay-wajiga-1-aad-buufin-lagu-sameeyay-ayaxa\/","title":{"rendered":"Soomaaliya :FAO oo soo gabagabeysay \u00a0wajiga 1-aad buufin lagu sameeyay Ayaxa"},"content":{"rendered":"<p>Hay\u2019adda\u00a0 Qaramada Midoobay u qaabilsan cunada iyo beeraha ee FAO aya sheegtay inay soo gaba gabeysay wajiga koowaad ee buufinta cayayaanka loo yaqaanno Ayaxa oo dhibaatooyin u geystay gobollo badan oo ka mid ah Dalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Wajigan koowaad oo bilowday 1-dii August isla markaana socday ilaa 18 September ayaa waxaa laga fuliyay deegaanno ka tirsam Somaliland,Puntland iyo Galmudug.<\/p>\n<p>Hay\u2019adda FAO waxa ay tilmaamtay in maamulada deegaannadaasi ay gacan weyn ka geysteen barnaamijka la dagaalanka ayaxa.<\/p>\n<p>Sidoo kale hay\u2019addu \u00a0waxa ay sheegtay inay buufisay dhul gaaraya 12,827 hektar taasna ay badbaadisay raashiin u dhigma 7.7 malyuun oo doolar oo ay quudan karaan 170,919\u00a0 oo qof .<\/p>\n<p>Wajiga labaad ayaa Somaliland ka bilowday shantii bishaan aynu ku jirno ee October\u00a0 waxaana Buufintan ay tahay mid loo adeegsanayo diyaarado iyadoo oo ay \u00a0jiraan in \u00a0ayax badan uu somaliland uga imaanaya dhanka itoobiya.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hay\u2019adda\u00a0 Qaramada Midoobay u qaabilsan cunada iyo beeraha ee FAO aya sheegtay inay soo gaba gabeysay wajiga koowaad ee buufinta cayayaanka loo yaqaanno Ayaxa oo dhibaatooyin u geystay gobollo badan oo ka mid ah Dalka Soomaaliya. Wajigan koowaad oo bilowday 1-dii August isla markaana socday ilaa 18 September ayaa waxaa laga fuliyay deegaanno ka tirsam [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":429186,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-429185","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/429185","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=429185"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/429185\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":429187,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/429185\/revisions\/429187"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/429186"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=429185"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=429185"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=429185"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}