{"id":429138,"date":"2020-10-08T17:05:08","date_gmt":"2020-10-08T14:05:08","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=429138"},"modified":"2020-10-08T17:05:08","modified_gmt":"2020-10-08T14:05:08","slug":"tariikhda-kooban-ee-aun-raiisul-wasaare-cali-khaliif-galeyr","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/tariikhda-kooban-ee-aun-raiisul-wasaare-cali-khaliif-galeyr\/","title":{"rendered":"Tariikhda kooban ee AUN Ra\u2019iisul wasaare Cali Khaliif Galeyr"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Allaha ha u naxariistee marxuum Cali Khaliif Galeyr waxa uu ku dhashay magaalada laasa\u00a0 caanood ee gobolka Sool sanadka markuu ahaa 1941-kii waxaana waxbarashada aas aasiga ilaa dugsiga sare uu ku qaatay degmada Sheekh. ee uu ku dhameystay dugsiga sare sanadku markuu ahaa 1962-kii .<\/p>\n<p>Galeyr sidoo kale waxa uu ka mid noqday xubnihii barlamaanka dowladdii Dhexe sanadkii 1980.<\/p>\n<p>1989 waxaa uu madaxweyne Maxaned Siyaad Barre u magacaabay wasiirkii waxbarashada waxaana uu haahayay 1996 oo ay ku bur burtay dowladii dhexe.<\/p>\n<p>Galeyr waxa ka mid ahaa dadkii aqoon yahanada ahaa ee ka soo shaqeeyay shirarkii dib loogu yagleelay dowladnimada hada aan ku naalooleyno carta ee lagu qabatay dalka \u00a0Jabuuti.<\/p>\n<p>Sidoo kale AUN Marxuumka waxa uu noqday xilidhibaan dowladii ku meel gaarka ah ee hogaaminayay Madaxweyne Cabdi qaasim salaad Xasan waxaana 8-dii Oktoobar ee 2000 uu u magacaabay xilka ra\u2019iisul wasaarinimo waxaana uu hayay \u00a0ilaa iyo oktoobar 28-keedii sandkii \u00a02001.<\/p>\n<h1 class=\"entry-title\"><\/h1>\n<div class=\"td-module-meta-info\"><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Allaha ha u naxariistee marxuum Cali Khaliif Galeyr waxa uu ku dhashay magaalada laasa\u00a0 caanood ee gobolka Sool sanadka markuu ahaa 1941-kii waxaana waxbarashada aas aasiga ilaa dugsiga sare uu ku qaatay degmada Sheekh. ee uu ku dhameystay dugsiga sare sanadku markuu ahaa 1962-kii . Galeyr sidoo kale waxa uu ka mid noqday xubnihii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":429139,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-429138","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/429138","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=429138"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/429138\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":429140,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/429138\/revisions\/429140"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/429139"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=429138"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=429138"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=429138"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}