{"id":429094,"date":"2020-10-07T17:00:26","date_gmt":"2020-10-07T14:00:26","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=429094"},"modified":"2020-10-07T19:13:52","modified_gmt":"2020-10-07T16:13:52","slug":"kumaandooska-gor-gor-oo-bur-buriyey-saldhigyo-argagixisada-ay-ku-lahaayeen-tuulooyin-ka-tirsan-gobolada-shabeelooyinka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/kumaandooska-gor-gor-oo-bur-buriyey-saldhigyo-argagixisada-ay-ku-lahaayeen-tuulooyin-ka-tirsan-gobolada-shabeelooyinka\/","title":{"rendered":"Kumaandoosta Gorgor oo burburiyey saldhigyo argagixisada ay ku lahaayeen tuulooyin\u00a0 ka tirsan gobolada Shabeelooyinka."},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Ciidanka kumaandooska Gor-Gor iyo guutooyinka 7-aad iyo 3-aad ee xoogga dalka ayaa hawlgal qorsheysan waxay ka sameeyeen deegaano ka tirsan gobolada shabeelada dhexe iyo shabeelada hoose.<\/p>\n<p>Hawlgalka ayaa ciidanka waxey ku bur-buriyeen maxkamad beenaadyo kooxda Alshabaab ay lahaayeen, kuwaasi oo ay dadka uga yeeri jireen, islamarkaasna ku baadi jireen, waxaana sidoo kale ciidanka ay hawlgalka ku dileen horjoogihii argagixisada u qaabilsanaa deegaanka basro oo hoos-yimaado degmadda balcad, iyaggoo fashiliyay qaraxyo lagu soo raray gaari xamuul ah.<\/p>\n<p>Taliyaha ciidanka xoogga s\/guuto Odawaa Yuusuf Raage, ayaa Idaacadda codka ciidamada qalabka Sida u sheegay in ujeedka hawlgalka uu yahay bur-burinta goobaha nabad diidka dadka ay ku baadaan, isaggoo xusay in ciidanka ay cagta mariyeen goobo badan oo Alshabaab ay ku dhuuman jireen.<\/p>\n<p>Jenaraal Odawaa ayaa sidoo kale tilmaamay in ciidanka xoogga ay u diyaarsan yihiin siddii dalka oo dhan looga sifeyn lahaa argagixisada laga itaalka roonaaday.<\/p>\n<p>Geesiyaasha Xoogga dalka ayaa dar-dar geliyey hawlgalada lagu baacsanayo maleeshiyada kooxda Alshabaab.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Ciidanka kumaandooska Gor-Gor iyo guutooyinka 7-aad iyo 3-aad ee xoogga dalka ayaa hawlgal qorsheysan waxay ka sameeyeen deegaano ka tirsan gobolada shabeelada dhexe iyo shabeelada hoose. Hawlgalka ayaa ciidanka waxey ku bur-buriyeen maxkamad beenaadyo kooxda Alshabaab ay lahaayeen, kuwaasi oo ay dadka uga yeeri jireen, islamarkaasna ku baadi jireen, waxaana sidoo kale ciidanka ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":429098,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-429094","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/429094","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=429094"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/429094\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":429117,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/429094\/revisions\/429117"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/429098"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=429094"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=429094"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=429094"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}