{"id":429088,"date":"2020-10-07T16:32:11","date_gmt":"2020-10-07T13:32:11","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=429088"},"modified":"2020-10-07T16:32:11","modified_gmt":"2020-10-07T13:32:11","slug":"sii-hayaha-wasiiru-dowlaha-waxbarashada-oo-dhagax-dhigay-xarunta-wasaaradda-waxbarashada-koonfur-galbeed-sawirro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/sii-hayaha-wasiiru-dowlaha-waxbarashada-oo-dhagax-dhigay-xarunta-wasaaradda-waxbarashada-koonfur-galbeed-sawirro\/","title":{"rendered":"Sii hayaha wasiiru-dowlaha waxbarashada oo dhagax dhigay xarunta wasaaradda waxbarashada Koonfur Galbeed \u201cSAWIRRO\u201d"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)- Sii hayaha Wasiiru Doowlaha Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Fedeaalka Soomaaliya mudane Cabdiraxmaan Maxamuud Cabdulle Jaabiri ayaa maanta magaalada Baydhabo ka dhagax dhigay dhismaha Xafiisyada Xarunta Wasaaradda Waxbarashada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya.<\/p>\n<p>Dhagax dhiga dhismaha xafiisyada xarunta Wasaaradda Waxbarashada doowlad Goboleedka Koonfur galbeed waxaa goob joog ka Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Waxbarashada mudane Axmed Xasan Yuusuf, madaxda Maamul Goboleedka Koonfur Galbeed.<\/p>\n<p>Wasiirka Waxbarashada Koonfur Galbeed Soomaaliya mudane Maxamed Yuusuf ayaa sheegay in ahmiyad gaar ah ay u leedahay dhismaha xarunta Wasaaradda oo uu ku tlmaamay inay ku shaqeyn doonaan howlwadeenada Wasaaradda Waxbarashada Koonfur Galbeed.<\/p>\n<p>Wasiiru Doowalaha Wasaaradda Waxbarashada ayaa sheegay in dhismaha Xafiisyada Xarunta Wasaaradda Waxbarashada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ay muhiim u tahay horumarinta Waxabarashada.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan maanta ka dhagax dhigay magaalada Baydhabo dhismaha Xafiisyada Xarunta Wasaaradda Waxbarashada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, waxaan ku faraxsanay in waxbarashadu ay hesho xafiisyo muhiim ah oo loogu shaqeeyo Waxabarashada\u201d.ayuu yiri Mudane Cabdiraxmaan Maxamuud Cabdulle.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-429089\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/1-3.jpg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"837\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/1-3.jpg 1080w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/1-3-300x233.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/1-3-768x595.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/1-3-1024x794.jpg 1024w\" sizes=\"auto, (max-width: 1080px) 100vw, 1080px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-429090\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/2-4.jpg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"720\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/2-4.jpg 1080w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/2-4-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/2-4-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/2-4-1024x683.jpg 1024w\" sizes=\"auto, (max-width: 1080px) 100vw, 1080px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-429091\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/6-3.jpg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"720\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/6-3.jpg 1080w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/6-3-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/6-3-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/6-3-1024x683.jpg 1024w\" sizes=\"auto, (max-width: 1080px) 100vw, 1080px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-429092\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/7-3.jpg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"720\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/7-3.jpg 1080w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/7-3-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/7-3-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/7-3-1024x683.jpg 1024w\" sizes=\"auto, (max-width: 1080px) 100vw, 1080px\" \/><\/p>\n<div class=\"td-module-meta-info\"><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)- Sii hayaha Wasiiru Doowlaha Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Fedeaalka Soomaaliya mudane Cabdiraxmaan Maxamuud Cabdulle Jaabiri ayaa maanta magaalada Baydhabo ka dhagax dhigay dhismaha Xafiisyada Xarunta Wasaaradda Waxbarashada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya. Dhagax dhiga dhismaha xafiisyada xarunta Wasaaradda Waxbarashada doowlad Goboleedka Koonfur galbeed waxaa goob joog ka Agaasimaha Guud [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":429090,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-429088","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/429088","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=429088"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/429088\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":429093,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/429088\/revisions\/429093"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/429090"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=429088"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=429088"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=429088"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}