{"id":429056,"date":"2020-10-07T12:10:21","date_gmt":"2020-10-07T09:10:21","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=429056"},"modified":"2020-10-07T12:10:21","modified_gmt":"2020-10-07T09:10:21","slug":"wacyigelin-ku-aaddan-qatarta-walxaha-qarxa-oo-loo-sameeyay-dad-barakacayaal-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wacyigelin-ku-aaddan-qatarta-walxaha-qarxa-oo-loo-sameeyay-dad-barakacayaal-ah\/","title":{"rendered":"Wacyigelin ku aaddan qatarta walxaha qarxa oo loo sameeyay dad barakacayaal ah"},"content":{"rendered":"<p>Hey\u2019adaha UNICEF iyo UNMAS ee Qaramada Midoobe ayaa iyaga oo kaashanaya dowladda Soomaaliya waxay wacyi galin la xiriirtay qatarta waxyaabaha qarxa u sameeyeen dadka barakacayaasha ee ku nool magaalada Muqdisho .<\/p>\n<p>Hey\u2019adda UNICEF waxay sheegtay dadaalkan u jeedkiisu inuu yahay sidii ardayda iyo carruurta yaryar loogu baraarujin lahaa halista waxyaabaha qarxa.<\/p>\n<p>Wacyi galinta ayaa ka kooban sawirro muujinaya wax yaabaha qarxa oo carruurta la tusinayo si aanay ugu dhawaan iyo cashiro la xiriira halista ay nafta u leeyihiin.<\/p>\n<p>Haraaga hubka aan qarxin iyo banbaanooyinka duuga ah ee dhulka ku aasan waxay sababaan sannad kasta qasaare naf oo u badan carruurta.<\/p>\n<p>Hey\u2019adda UNMAS waxay sheegtay in iyada oo kaashaneysa boliiska Soomaaliya ee u tababaran miinooyinka iyo ciidanka AMISOM in sanadkii 2019 ay burburiyeen waxyaabo badan oo qarxa kuwaas oo dadka shacabka ah halis ku ahaa.<\/p>\n<p>2,207 (Laba kun laba boqol iyo todob) oo ah haraaga hubka ama gumacyada aan qarxin ayaa la burburiyay sanadkii 2019 halka 167 oo ah miinooyinka argagaxisadu sameeyaan IED iyagana la burburiyay.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hey\u2019adaha UNICEF iyo UNMAS ee Qaramada Midoobe ayaa iyaga oo kaashanaya dowladda Soomaaliya waxay wacyi galin la xiriirtay qatarta waxyaabaha qarxa u sameeyeen dadka barakacayaasha ee ku nool magaalada Muqdisho . Hey\u2019adda UNICEF waxay sheegtay dadaalkan u jeedkiisu inuu yahay sidii ardayda iyo carruurta yaryar loogu baraarujin lahaa halista waxyaabaha qarxa. Wacyi galinta ayaa ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":429057,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-429056","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/429056","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=429056"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/429056\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":429058,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/429056\/revisions\/429058"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/429057"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=429056"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=429056"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=429056"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}