{"id":429042,"date":"2020-10-07T10:42:57","date_gmt":"2020-10-07T07:42:57","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=429042"},"modified":"2020-10-07T11:22:49","modified_gmt":"2020-10-07T08:22:49","slug":"ciidanka-xoogga-dalka-oo-gubay-gaari-xaamul-ah-oo-waxyaabaha-qarxa-laga-soo-buuxiyay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidanka-xoogga-dalka-oo-gubay-gaari-xaamul-ah-oo-waxyaabaha-qarxa-laga-soo-buuxiyay\/","title":{"rendered":"Ciidanka Xoogga dalka oo gubay Gaari Xaamul ah oo waxyaabaha Qarxa laga soo buuxiyey,"},"content":{"rendered":"<p>Ciidanka kumaandooska xoogga dalka soomaaliyed \u00a0ee gor-gor oo howlgal kawada degaano hoosyimaado Afgooye iyo balcad ee gobolada shabeelada hoose iyo Shabeelada dhexe ayaa waxeey fashiliyeen gaari xaamul oo noocisu ahaa dhayno islamarkaasna maleeshiyaadka al-shabaab ay kasoo buuxiyeen waxyaabaha qarxa oo ay doonayeen inay kudhibaateeyaan shacabka soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Gaariga ayay ciidanka kugubeen degaanka walamooy iyo daniga beeraha meel udhexeeysa wabigana ujirta 3-km sida uu kusoo waramayo Wariyaha Idaacadda Ciidamadda Qalabka Sida Maxamed Cali Sabriye oo howlgalka qeyb ka ah.<\/p>\n<p>Sidookale ciidanka kumaandooska xoogga dalka ayaa howlgalka kudilay horjoogihii maleeshiyaadka al-shabaab uqaabilsanaa degaanka basro kaasi oo lagu magacaabo Ismaaciil Siidoow iyo 3 maleeshiyaad oo kale.<\/p>\n<p>Howlgalka waxaa qeyb ka ah guutooyinka sadaxaad iyo todobaad ee xoogga dalka soomaaliyeed kuwaasi oo ka kala howlgala shabeelooyinka.<\/p>\n<p>Ciidanka kumaandooska xoogga dalka ayaa labadii maalmood ee lasoo dhaafay howlgal kawaday degaanka ba<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidanka kumaandooska xoogga dalka soomaaliyed \u00a0ee gor-gor oo howlgal kawada degaano hoosyimaado Afgooye iyo balcad ee gobolada shabeelada hoose iyo Shabeelada dhexe ayaa waxeey fashiliyeen gaari xaamul oo noocisu ahaa dhayno islamarkaasna maleeshiyaadka al-shabaab ay kasoo buuxiyeen waxyaabaha qarxa oo ay doonayeen inay kudhibaateeyaan shacabka soomaaliyeed. Gaariga ayay ciidanka kugubeen degaanka walamooy iyo daniga beeraha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":429043,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-429042","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/429042","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=429042"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/429042\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":429053,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/429042\/revisions\/429053"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/429043"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=429042"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=429042"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=429042"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}