{"id":429038,"date":"2020-10-07T10:10:34","date_gmt":"2020-10-07T07:10:34","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=429038"},"modified":"2020-10-07T10:12:48","modified_gmt":"2020-10-07T07:12:48","slug":"joe-biden-oo-ku-baaqay-in-aan-la-qaban-dood-labaad-inta-uu-trump-hayo-cudurka-corona","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/joe-biden-oo-ku-baaqay-in-aan-la-qaban-dood-labaad-inta-uu-trump-hayo-cudurka-corona\/","title":{"rendered":"Joe Biden oo ku baaqay in aan la qaban dood inta uu Trump hayo cudurka Corona"},"content":{"rendered":"<p>Musharaxa madaxtinimada Mareykanka ee xisbiga Dimuqraadiga Joe Biden ayaa ku baaqay \u00a0in aan la qaban dooddii loo ballansanaa \u00a0ee dhax mari laheyd isaga iyo M adaxweyne Donald Trump 15-ka bishaan October, maadama Trump uu qabo cuurka Corona.<\/p>\n<p>Biden ayaa yiri &#8220;Haddii uu Trump sii xanuunsanaado ma ahan inaan dood qabano\u201d.<\/p>\n<p>Trump ayaa sheegay markuu isbitaalka kasoo baxay in xaaladiisu fiicantahay, diyaarna u yahay inuu ka qayb qaato doodda labaad ee loo ballansanyahay inay ka dhacdo Miami.<\/p>\n<p>Madax wayne Trump ayaa Isniintii laga soo saaray isbitaal uu ku jiray seddex maalin isagoo kusoo laabtay Aqalka Cad<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Musharaxa madaxtinimada Mareykanka ee xisbiga Dimuqraadiga Joe Biden ayaa ku baaqay \u00a0in aan la qaban dooddii loo ballansanaa \u00a0ee dhax mari laheyd isaga iyo M adaxweyne Donald Trump 15-ka bishaan October, maadama Trump uu qabo cuurka Corona. Biden ayaa yiri &#8220;Haddii uu Trump sii xanuunsanaado ma ahan inaan dood qabano\u201d. Trump ayaa sheegay markuu isbitaalka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":429039,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-429038","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/429038","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=429038"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/429038\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":429041,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/429038\/revisions\/429041"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/429039"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=429038"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=429038"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=429038"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}