{"id":429001,"date":"2020-10-06T13:35:05","date_gmt":"2020-10-06T10:35:05","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=429001"},"modified":"2020-10-06T13:48:28","modified_gmt":"2020-10-06T10:48:28","slug":"safaarada-mareykanka-ee-soomaaliya-oo-ku-guuleysatay-mashruuc-shaqo-abuur-ah-oo-loo-sameeyay-ganacsatada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/safaarada-mareykanka-ee-soomaaliya-oo-ku-guuleysatay-mashruuc-shaqo-abuur-ah-oo-loo-sameeyay-ganacsatada\/","title":{"rendered":"Laba kun oo Soomaali ah oo helay mashruuc shaqo abuur  ah oo ay fulisay Hey\u2019ad Mareykan ah"},"content":{"rendered":"<p>Maamulka Safaarada Mareykanka ee fadhigoodu yahay Dalka Soomaaliya ayaa sheegtay in mashruuc shaqo abuur ah oo ay taageeraayeen ay ka faa\u2019iideysteen Dad Soomaali ah oo aad u badan.<\/p>\n<p>Mashruucan oo ay fulineysay heyada Mareykanka laga lee yahay ee USAID ayaa ahaa taageerida shirkadaha ka ganacsatada kaluumeysiga iyo iibinta cuntooyinka badda laga soo saaro.<\/p>\n<p>Safaaradu waxa ay tilmaantay in in ka badan 2000 oo qof ay barnaamijkaan ka heleen shaqo buuxda oo joogto ah.<\/p>\n<p>Marshruucaan aya sare u qaaday shirkadaha ka ganacsatda wax soo saarka badda waxaana ay abuurtay fursad shaqo.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maamulka Safaarada Mareykanka ee fadhigoodu yahay Dalka Soomaaliya ayaa sheegtay in mashruuc shaqo abuur ah oo ay taageeraayeen ay ka faa\u2019iideysteen Dad Soomaali ah oo aad u badan. Mashruucan oo ay fulineysay heyada Mareykanka laga lee yahay ee USAID ayaa ahaa taageerida shirkadaha ka ganacsatada kaluumeysiga iyo iibinta cuntooyinka badda laga soo saaro. Safaaradu waxa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":429010,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-429001","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/429001","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=429001"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/429001\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":429013,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/429001\/revisions\/429013"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/429010"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=429001"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=429001"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=429001"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}