{"id":428858,"date":"2020-10-05T10:20:35","date_gmt":"2020-10-05T07:20:35","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=428858"},"modified":"2020-10-05T10:59:53","modified_gmt":"2020-10-05T07:59:53","slug":"taliska-nabad-sugidda-jubbaland-oo-soo-saaray-digniino","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/taliska-nabad-sugidda-jubbaland-oo-soo-saaray-digniino\/","title":{"rendered":"Taliska nabad-sugidda Jubbaland oo soo saaray digniino"},"content":{"rendered":"<p>MUQDISHU-(SONNA)-Taliska nabad sugidda iyo sirdoonka Jubbaland ayaa shacabka iyo ganacsatada uga digay in ay u nuglaadaan hanjabaadaha uga imaanaya maleeshiyaadka Alshabaab.<\/p>\n<p>Taliyaha Nabad sugidda Jubbaland G\/sare Khaalid Sheekh Cabdullaahi ayaa uga digay ganacsatada iyo guud ahaan bulshada reer Jubbaland in ay qaataan hanjabaadaha Al-Shabaab ay doonayaan in ay ku cabsi galiyaan Shacabka iyo ganacsatada si ay lacago uga qaadaan.<\/p>\n<p>Taliyaha ayaa sheegay in ciddii argagaxisada Al-Shabaab ay la soo xiriiraan una hogaansanta awaamiirtooda ay ka qaadi doonaan tallaabo sharciga waafaqsan.<\/p>\n<p>G\/sare Khaalid ayaa ugu baaqay cid walba oo ay Al-Shabaab usoo hanjabto in ay la soo xiriiraan hay\u2019adaha ammaanka, lana damaanad qaadi doono ammaankooda.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>MUQDISHU-(SONNA)-Taliska nabad sugidda iyo sirdoonka Jubbaland ayaa shacabka iyo ganacsatada uga digay in ay u nuglaadaan hanjabaadaha uga imaanaya maleeshiyaadka Alshabaab. Taliyaha Nabad sugidda Jubbaland G\/sare Khaalid Sheekh Cabdullaahi ayaa uga digay ganacsatada iyo guud ahaan bulshada reer Jubbaland in ay qaataan hanjabaadaha Al-Shabaab ay doonayaan in ay ku cabsi galiyaan Shacabka iyo ganacsatada si [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":428868,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-428858","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/428858","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=428858"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/428858\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":428864,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/428858\/revisions\/428864"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/428868"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=428858"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=428858"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=428858"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}