{"id":428855,"date":"2020-10-05T10:13:19","date_gmt":"2020-10-05T07:13:19","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=428855"},"modified":"2020-10-05T10:41:49","modified_gmt":"2020-10-05T07:41:49","slug":"shabkad-ka-tirsan-al-shabaab-oo-gacanta-lagu-dhigay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/shabkad-ka-tirsan-al-shabaab-oo-gacanta-lagu-dhigay\/","title":{"rendered":"Shabkad ka tirsan Al-shabaab oo gacanta lagu dhigay"},"content":{"rendered":"<p>MUQDISHU-(SONNA)-Hawlgallo ay ciidanka nabad-sugidda iyo sirdoonka Jubbaland ka sameeyeen xaafadaha magaalada Kismaayo ayaa lagu soo qabtay saddex ruux oo lagu eedeeyay in ay ka tirsan yihiin argagaxisada Al-Shabaab kuwaas oo falal amniga lid ku ah ka waday magaalada Kismaayo.<\/p>\n<p>Raggan ayaa fuliyay falalkii u dambeeyay ee ka dhacay gudaha magaalada iyaga oo u jeedkeedu ahaa khal khal gelinta ammaanka iyo waxyeeleynta shacabka sida uu sheegay taliska.<\/p>\n<p>\u201cFashilinta iyo soo qabqabashada shabakadaan ayaa timid kadib markii ay ciidanka nabad-sugidda iyo sirdoonka Jubbaland ay howlgallo xiriir ah ka sameeyeen xaafadaha magaalada Kismaayo\u201d ayaa lagu yiri War kasoo baxay taliska.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>MUQDISHU-(SONNA)-Hawlgallo ay ciidanka nabad-sugidda iyo sirdoonka Jubbaland ka sameeyeen xaafadaha magaalada Kismaayo ayaa lagu soo qabtay saddex ruux oo lagu eedeeyay in ay ka tirsan yihiin argagaxisada Al-Shabaab kuwaas oo falal amniga lid ku ah ka waday magaalada Kismaayo. Raggan ayaa fuliyay falalkii u dambeeyay ee ka dhacay gudaha magaalada iyaga oo u jeedkeedu ahaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":428866,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-428855","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/428855","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=428855"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/428855\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":428857,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/428855\/revisions\/428857"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/428866"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=428855"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=428855"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=428855"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}