{"id":428790,"date":"2020-10-04T14:15:53","date_gmt":"2020-10-04T11:15:53","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=428790"},"modified":"2020-10-04T14:32:36","modified_gmt":"2020-10-04T11:32:36","slug":"madaxwaynaha-j-f-s-oo-booqasho-ku-tagay-dalka-ereteriya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxwaynaha-j-f-s-oo-booqasho-ku-tagay-dalka-ereteriya\/","title":{"rendered":"Madaxwaynaha J.F.S oo booqasho ku tagay dalka Ereteriya+(SAWIRRO)"},"content":{"rendered":"<p>Asmara-(SONNA)-Madaxweyne J.F.S md. Max\u2019ed C\/llaahi Farmaajo ayaa maanta gaaray magaalada Asmara ee dalka Eritrea, waxaa garoonka diyaaradaha magaalada Asmara ee dalka Eritrea madaxweyne Farmaajo iyo wafdiga uu hoggaaminayay ku soo dhaweeyay dhiggiisa dalkaasi Ereteriya Isaias Afwerki, salaan sharaf iyo soo dhawayn kadib waxaa loo gudbiyay wafdiga Soomaaliya xarunta madaxtooyada dalkaasi.<\/p>\n<p>Madaxweyne Farmaajo oo booqashadiisa ay qaadan doonto muddo laba Cisho ah ayaa waxaa uu kulan la qaadan doonaa madaxweynaha Ereteriya Isaias Afwerki iyo masuuliyiin kale oo ka tirsan dalkaasi, waxayna ka wada hadli doonaan xiriirka labada dal.<\/p>\n<p>Booqashadaan Ereteriya ka hor wafdiga madaxwaynaha waxay caasimadda koonfurta \u00a0Suudaan ee Jubba uga soo qayb galeen, kulan loogu magac daray dhaqan-gelinta heshiiska nabadeed ee u dhaxeeya dowladda Suudaan iyo qaar ka mid ah Kooxaha hubeysan ee mudada dheer dagaalka kula jiray xukuumadda Khartoum.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-428796 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Farmaajo-iyo-Efewerki.jpg3_.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"757\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Farmaajo-iyo-Efewerki.jpg3_.jpg 960w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Farmaajo-iyo-Efewerki.jpg3_-300x237.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Farmaajo-iyo-Efewerki.jpg3_-768x606.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-428795 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Farmaajo-iyo-Efewerki.jpg2_.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"601\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Farmaajo-iyo-Efewerki.jpg2_.jpg 960w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Farmaajo-iyo-Efewerki.jpg2_-300x188.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Farmaajo-iyo-Efewerki.jpg2_-768x481.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-428793 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Farmaajo-iyo-Efewerki.jpg1_.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"516\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Farmaajo-iyo-Efewerki.jpg1_.jpg 960w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Farmaajo-iyo-Efewerki.jpg1_-300x161.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Farmaajo-iyo-Efewerki.jpg1_-768x413.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Asmara-(SONNA)-Madaxweyne J.F.S md. Max\u2019ed C\/llaahi Farmaajo ayaa maanta gaaray magaalada Asmara ee dalka Eritrea, waxaa garoonka diyaaradaha magaalada Asmara ee dalka Eritrea madaxweyne Farmaajo iyo wafdiga uu hoggaaminayay ku soo dhaweeyay dhiggiisa dalkaasi Ereteriya Isaias Afwerki, salaan sharaf iyo soo dhawayn kadib waxaa loo gudbiyay wafdiga Soomaaliya xarunta madaxtooyada dalkaasi. Madaxweyne Farmaajo oo booqashadiisa ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":428791,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-428790","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/428790","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=428790"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/428790\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":428799,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/428790\/revisions\/428799"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/428791"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=428790"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=428790"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=428790"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}