{"id":428762,"date":"2020-10-04T09:47:34","date_gmt":"2020-10-04T06:47:34","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=428762"},"modified":"2020-10-04T09:47:34","modified_gmt":"2020-10-04T06:47:34","slug":"raiisalwasaare-rooble-oo-ku-wajahan-dalka-kuwayt","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/raiisalwasaare-rooble-oo-ku-wajahan-dalka-kuwayt\/","title":{"rendered":"Ra\u2019iisalwasaare Rooble oo ku wajahan dalka Kuwayt"},"content":{"rendered":"<p style=\"background: white; margin: 0in 0in 24.3pt 0in;\"><span style=\"font-family: 'Verdana','sans-serif'; color: #222222;\">Muqdisho-(SONNA)-Ra\u2019iisal-Wasaaraha Cusub ee dowladda federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa waxaa lagu wadaa in maanta uu safarkiisii ugu horreeyay ee dibadda ah uu dalka dibaddiisa ugu baqoolo tan iyo intiiloo Magacaabay xilkaas.<\/span><\/p>\n<p style=\"background: white; box-sizing: border-box; overflow-wrap: break-word; font-variant-ligatures: normal; font-variant-caps: normal; orphans: 2; text-align: start; widows: 2; -webkit-text-stroke-width: 0px; text-decoration-style: initial; text-decoration-color: initial; word-spacing: 0px; margin: 0in 0in .15in 0in;\"><span style=\"font-family: 'Verdana','sans-serif'; color: #222222;\">Ra\u2019iisul Wasaare Rooble sida qorshaysan wuxuu socdaal ku tagi doonaa dalka Kuwait, ujeedada safarka ra\u2019iisalwasaaraha ayaa ah ka qaybgalka tacsida Amiirkii dalka Kuwait Sheekh SabahAl- Axmed Al- Sabaah oo ku geeriyooday dalka Mareykanka 29-kii \u00a0Bishii September ee sanadkaan.<\/span><\/p>\n<p style=\"background: white; margin: 0in 0in 24.3pt 0in;\"><span style=\"font-family: 'Verdana','sans-serif'; color: #222222;\">Sidoo kale Ra\u2019isul Wasaaraaha Cusub ee Soomaaliya ayaa inta uu ku sugan yahay dalka Kuwait waxaa uu la kulmi doonaa Amiirka cusub ee dalkaas iyo Madax kale, isaga oo kala hadli doono arrimo ku saabsan xaaladda Soomaaliya iyo sidii loo xoojin lahaa wada shaqaynta labada dowladood.<\/span><\/p>\n<p style=\"background: white; box-sizing: border-box; overflow-wrap: break-word; font-variant-ligatures: normal; font-variant-caps: normal; orphans: 2; text-align: start; widows: 2; -webkit-text-stroke-width: 0px; text-decoration-style: initial; text-decoration-color: initial; word-spacing: 0px; margin: 0in 0in 24.3pt 0in;\"><span style=\"font-family: 'Verdana','sans-serif'; color: #222222;\">Amiirkii geriyooday ee dalka Kuwait oo la Aasay 30-kii Bishii September ayaa waxaa la filayaa in munaasabad baroordiiq ah loo qabto,waxaana ka qayb geli doona inta badan hoggaamiyayaasha wadamada carbta iyi Islaamka.<\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Ra\u2019iisal-Wasaaraha Cusub ee dowladda federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa waxaa lagu wadaa in maanta uu safarkiisii ugu horreeyay ee dibadda ah uu dalka dibaddiisa ugu baqoolo tan iyo intiiloo Magacaabay xilkaas. Ra\u2019iisul Wasaare Rooble sida qorshaysan wuxuu socdaal ku tagi doonaa dalka Kuwait, ujeedada safarka ra\u2019iisalwasaaraha ayaa ah ka qaybgalka tacsida Amiirkii dalka Kuwait [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":428669,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-428762","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/428762","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=428762"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/428762\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":428764,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/428762\/revisions\/428764"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/428669"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=428762"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=428762"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=428762"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}