{"id":428696,"date":"2020-10-03T10:51:11","date_gmt":"2020-10-03T07:51:11","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=428696"},"modified":"2020-10-03T11:15:54","modified_gmt":"2020-10-03T08:15:54","slug":"minnesota-tirada-dadka-soomaalida-ee-doonaya-kuraasta-gollaha-deegaanka-oo-kordhaya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/minnesota-tirada-dadka-soomaalida-ee-doonaya-kuraasta-gollaha-deegaanka-oo-kordhaya\/","title":{"rendered":"Minnesota :Tirada Dadka Soomaalida ee doonaya kuraasta Golaha Deegaanka oo kordhaya."},"content":{"rendered":"<p>Cabdullaahi Cabdulle oo ka mid ah dhallinyarada Soomaaliyeed aqoon-yahannada ah ee wax ku bartay dalka mareykanka ayaa isu soo taagay ka mid noqoshada Golaha deegaanka Magaalada New Brighton ee Gobolkaasi Minesoto.<\/p>\n<p>Dhallinyarada Soomaaliyeed ee ku nool Mareykanka gaar&#8217;ahaan Gobolka Minnesota ayaa sannadahaan lagu dhex arakaayey in ay ka dhex muuqdaan bulshada ay la nool yihiin,waxayna Gobolka ka soo hooyeen guulo waa wayn oo ay ku mataysteen ammaan &amp; magac.<\/p>\n<p>Wakiilka war-baahinta Qaranka ee dalka Mareykanka Abdihakim Abdi Ismail, waxaa kale oo uu soo gudbiyay in ay kordhayaan Dadka Somaliyeed ee isu soo taagaya hannashada kuraasta Golaha Deegaanka magaalooyin hor-leh oo ka tirsan Gobolka Minnesota.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Cabdullaahi Cabdulle oo ka mid ah dhallinyarada Soomaaliyeed aqoon-yahannada ah ee wax ku bartay dalka mareykanka ayaa isu soo taagay ka mid noqoshada Golaha deegaanka Magaalada New Brighton ee Gobolkaasi Minesoto. Dhallinyarada Soomaaliyeed ee ku nool Mareykanka gaar&#8217;ahaan Gobolka Minnesota ayaa sannadahaan lagu dhex arakaayey in ay ka dhex muuqdaan bulshada ay la nool yihiin,waxayna [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":428701,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-428696","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/428696","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=428696"}],"version-history":[{"count":6,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/428696\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":428708,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/428696\/revisions\/428708"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/428701"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=428696"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=428696"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=428696"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}