{"id":428679,"date":"2020-10-02T13:52:48","date_gmt":"2020-10-02T10:52:48","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=428679"},"modified":"2020-10-02T13:53:48","modified_gmt":"2020-10-02T10:53:48","slug":"taliyaha-ciidamada-amisom-oo-soo-gunaanaday-booqasho-uu-ku-tagay-lixda-qeyb-ee-amisom","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/taliyaha-ciidamada-amisom-oo-soo-gunaanaday-booqasho-uu-ku-tagay-lixda-qeyb-ee-amisom\/","title":{"rendered":"Taliyaha Ciidanka AMISOM oo soo gunaanaday booqasho uu ku tagay lixda qeyb ee AMISOM"},"content":{"rendered":"<p>Taliyaha Ciidamada Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya\u00a0 Diomede Ndegeya, ayaa \u00a0soo gabagabeeyey booqashadiisii isbarasho ee uu ku soo kala bixiyay dhammaan lixda waaxood ee AMISOM,<\/p>\n<p>Booqashooyinkii ugu dambeeyay ayuu maalinimadii Arbacda \u00a0ku tegey waaxda labaad iyo lixaad, ee Dhoobley iyo magaalo xeebeedka Kismaayo\u00a0 oo ah xarunta Dowlad-goboleedka Soomaaliyeed ee Jubaland.<\/p>\n<p>Taliyaha Ciidamada AMISOm,waxa uu socdaalkiisa shaqo la xiriiray is-barasho iyo sidii loo dardargalin lahaa kaalinta \u00a0waxqabad ee laga sugayo midowga ciidamada AMISOM ee ku sugan Gobolada Dalka oomaaliya.<\/p>\n<p>Taliyaha ayaa horay u booqday ciidamada AMISOM \u00a0eeku sugan Beydhabo,Baladweyne,Jowhar,Gedo iyo kuwo kale<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Taliyaha Ciidamada Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya\u00a0 Diomede Ndegeya, ayaa \u00a0soo gabagabeeyey booqashadiisii isbarasho ee uu ku soo kala bixiyay dhammaan lixda waaxood ee AMISOM, Booqashooyinkii ugu dambeeyay ayuu maalinimadii Arbacda \u00a0ku tegey waaxda labaad iyo lixaad, ee Dhoobley iyo magaalo xeebeedka Kismaayo\u00a0 oo ah xarunta Dowlad-goboleedka Soomaaliyeed ee Jubaland. Taliyaha Ciidamada AMISOm,waxa uu socdaalkiisa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":428680,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-428679","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/428679","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=428679"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/428679\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":428682,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/428679\/revisions\/428682"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/428680"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=428679"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=428679"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=428679"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}