{"id":428610,"date":"2020-10-01T10:37:27","date_gmt":"2020-10-01T07:37:27","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=428610"},"modified":"2020-10-01T10:38:29","modified_gmt":"2020-10-01T07:38:29","slug":"maxkamadda-ciidamada-qalabka-sida-oo-xukun-dil-ah-ku-riday-askari-lagu-helay-fal-kufsi-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/maxkamadda-ciidamada-qalabka-sida-oo-xukun-dil-ah-ku-riday-askari-lagu-helay-fal-kufsi-ah\/","title":{"rendered":"Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida oo xukun dil ah ku riday Askari lagu helay fal kufsi ah"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Dable Xoogga Dalka Maxamed Xuseen Cilmi ayaa loo xiray kufsi uu u gaystay Dhibanad Farxiyo Cabdi Shakuur Bootaan oo Afar jir ah, 14-kii May Sanadkan, Kufsigaasi oo ka dhacay\u00a0 degmada Wadajir.<\/p>\n<p>Maxamed Xuseen Cilmi ayaa lagu soo wareejiyay Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida, waxaana xabsiga dhexe loo taxaabay muddo kadib si loo hubiyo jiritaanka dambiga lala xiriiriyay ee uu ugu xirnaa hey\u2019adda dambi barista Boliiska CID.<\/p>\n<p>Xafiiska Xeer Ilaainta Ciidamada Qalabka Sida ayaa baaritaan kadib hor geeyay Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida, waxaana xilligaasi loo dii\u00a0 waan geliyay qiraalkii ka dhashay\u00a0 horgeyntiisa Maxkamadeed.<\/p>\n<p>Maxamed Xuseen Cilmi ayaa ay Maxkamadda Ciidamada mudeysay in la dhageysto dacwadda ka dhanka ah bilowgii september, waxaana dhageysiga kama dambeysta ah ee Maxkamadda la soo gaba gabeeyay 24-kii bishan.<\/p>\n<p>Intii ay socotay Maxkamadeynta\u00a0 Maxamed Xuseen Cilmi ayaa la dhageystay baarihii kiiskan, sidoo kale Maxkamadda ayaa lala wadaagay warqadda cadeynta saameynta dhibanaha gaaray.<\/p>\n<p>Eedeysanaha oo isna kamid ah dadka fursadda loo siiyay fadhigan Maxkamadeed ayaa markale ku jawaabay in uu isaga qaadanayo masuulliyadda dhibkii dhacay laakiin uusan ka jawaabi Karin sababta ku kaliftay\u00a0 inuu kufsado gabar ciyaal ah oo ay daris yihiin, waxa uu intaasi ku daray in xilli dambe oo wax walba ay dhaceen ay dib kala xumaatay.<\/p>\n<p>Muumin Xuseen Cadullaahi ku xigeenka Xeer ilaaliyaha guud ee Ciidamada Qalabka Sida ayaa Maxkamadda weydiistay in ay fariin uga dhigto xukunkeeda in fal dambe oo kufsi ah uusan ku fikirin qof kamid ah Ciidamada Qalabka Sida.<\/p>\n<p>Qareenada u dooday eedeysanaha\u00a0 ayaa ku dacwooday in aan loo qaban qiraalka eedeysanaha xukun ahaan bedlkeedsa ay codsanayaan in Maxkamadda ay siiso fursad ay\u00a0 kula macaamilaan \u00a0ehelka dhibanaha.<\/p>\n<p>Gaashaanle Sare Xasan Cali Nuur shuute \u00a0guddoomiyaha Maxkamadda Darajada Koowaad ee CQS ayaa la tashi iyo fadhiya Maxkamadeed kadib ku riday xukun Dil ah maanta sida uu la wadaagay dhinacyada dacwadda.<\/p>\n<p>Xukunsane Maxamed Xuseen Cilmi ayaa haysto fursad uu ku dalban karo Rafcaan.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-2257 td-animation-stack-type0-2\" src=\"https:\/\/garsoor.so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/5L3A2970-scaled.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 2560px) 100vw, 2560px\" srcset=\"https:\/\/garsoor.so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/5L3A2970-scaled.jpg 2560w, https:\/\/garsoor.so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/5L3A2970-300x200.jpg 300w, https:\/\/garsoor.so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/5L3A2970-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/garsoor.so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/5L3A2970-768x512.jpg 768w, https:\/\/garsoor.so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/5L3A2970-1536x1024.jpg 1536w, https:\/\/garsoor.so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/5L3A2970-2048x1365.jpg 2048w, https:\/\/garsoor.so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/5L3A2970-696x464.jpg 696w, https:\/\/garsoor.so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/5L3A2970-1068x712.jpg 1068w, https:\/\/garsoor.so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/5L3A2970-630x420.jpg 630w\" alt=\"\" width=\"2560\" height=\"1707\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Dable Xoogga Dalka Maxamed Xuseen Cilmi ayaa loo xiray kufsi uu u gaystay Dhibanad Farxiyo Cabdi Shakuur Bootaan oo Afar jir ah, 14-kii May Sanadkan, Kufsigaasi oo ka dhacay\u00a0 degmada Wadajir. Maxamed Xuseen Cilmi ayaa lagu soo wareejiyay Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida, waxaana xabsiga dhexe loo taxaabay muddo kadib si loo hubiyo jiritaanka dambiga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":428611,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-428610","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/428610","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=428610"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/428610\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":428613,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/428610\/revisions\/428613"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/428611"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=428610"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=428610"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=428610"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}