{"id":428606,"date":"2020-10-01T13:11:41","date_gmt":"2020-10-01T10:11:41","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=428606"},"modified":"2020-10-01T13:11:41","modified_gmt":"2020-10-01T10:11:41","slug":"6-mayd-oo-laga-helay-xeebaha-dalka-tuniisiya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/6-mayd-oo-laga-helay-xeebaha-dalka-tuniisiya\/","title":{"rendered":"6 Mayd oo laga helay xeebaha Dalka Tuniisiya"},"content":{"rendered":"<p>Ciidmada \u00a0ilaalada xeebaha \u00a0Tuunis ayaa sheegay inay soo heleen 6 mayd oo baddu soo tuftay.<\/p>\n<p>Mas\u2019uul ka tirsan ciidamda ayaa warbaahinta u sheegay in lixda mayd kala ahaayeen 3 rag iyo 3 dumar kuwaas oo loo badinaayo inay ahaayeen muhaajiriin kusii jeeday xeebaha Talyaaniga.<\/p>\n<p>Ciidmada ilaalada xeebaha ee dalkaas ayaa baadi goob sii wada iyagoo aaminsan inay jiri karaan dad kale inay badda ku jiraan.<\/p>\n<p>Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud ayaa dowladda hoose u ogolaaday in maydadka la aaso .<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidmada \u00a0ilaalada xeebaha \u00a0Tuunis ayaa sheegay inay soo heleen 6 mayd oo baddu soo tuftay. Mas\u2019uul ka tirsan ciidamda ayaa warbaahinta u sheegay in lixda mayd kala ahaayeen 3 rag iyo 3 dumar kuwaas oo loo badinaayo inay ahaayeen muhaajiriin kusii jeeday xeebaha Talyaaniga. Ciidmada ilaalada xeebaha ee dalkaas ayaa baadi goob sii wada iyagoo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":428616,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-428606","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/428606","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=428606"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/428606\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":428617,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/428606\/revisions\/428617"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/428616"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=428606"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=428606"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=428606"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}