{"id":428591,"date":"2020-10-01T09:04:23","date_gmt":"2020-10-01T06:04:23","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=428591"},"modified":"2020-10-01T09:04:23","modified_gmt":"2020-10-01T06:04:23","slug":"brazilin-ka-badan-kun-qof-oo-24-kii-saac-ee-u-dambeeyay-u-dhintay-corona-virus","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/brazilin-ka-badan-kun-qof-oo-24-kii-saac-ee-u-dambeeyay-u-dhintay-corona-virus\/","title":{"rendered":"Brazil:In ka badan kun qof oo 24-kii saac ee u dambeeyay u dhintay Corona Virus"},"content":{"rendered":"<p>Wasaaradda Caafimaadka ee dalka Brazil ayaa sheegtay\u00a0 in 24-kii saac ee la soo dhaafay ay diiwaan galisay 1031 qof oo u dhintay cudurka Corona virus, iyada oo sidoo kale diiwaan gelisay\u00a0 33,413 kiis oo cusub.<\/p>\n<p>Wasaaradda\u00a0 ayaa intaas ku dartay in kiisaskaan cusub ee la diiwaan geliyay ay wadarta guud ee dadka Corona\u00a0 uu ku dhacay ka dhigeyeyso\u00a0 4 malyan 810,935 oo qof halka wadarta guud ee dhimashadana\u00a0 ay gaareyso 143,952 qof.<\/p>\n<p>Brazil ayaa kaalinta seddexaad ugu jirta marka la eego dadka uu ku dhacay Corona iyadoo kaalinta labaadna uga jirta xagga dhimashada.<\/p>\n<table>\n<tbody>\n<tr>\n<td width=\"37\"><\/td>\n<td width=\"988\"><\/td>\n<\/tr>\n<\/tbody>\n<\/table>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasaaradda Caafimaadka ee dalka Brazil ayaa sheegtay\u00a0 in 24-kii saac ee la soo dhaafay ay diiwaan galisay 1031 qof oo u dhintay cudurka Corona virus, iyada oo sidoo kale diiwaan gelisay\u00a0 33,413 kiis oo cusub. Wasaaradda\u00a0 ayaa intaas ku dartay in kiisaskaan cusub ee la diiwaan geliyay ay wadarta guud ee dadka Corona\u00a0 uu ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":428593,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-428591","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/428591","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=428591"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/428591\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":428595,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/428591\/revisions\/428595"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/428593"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=428591"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=428591"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=428591"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}