{"id":428539,"date":"2020-09-30T14:03:33","date_gmt":"2020-09-30T11:03:33","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=428539"},"modified":"2020-09-30T14:03:33","modified_gmt":"2020-09-30T11:03:33","slug":"puntland-oo-ka-digtay-roobab-dabeylo-wata-oo-suurtagal-ah-in-ay-ka-daaan-gobollada-qaar","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/puntland-oo-ka-digtay-roobab-dabeylo-wata-oo-suurtagal-ah-in-ay-ka-daaan-gobollada-qaar\/","title":{"rendered":"Puntland oo ka digtay roobab dabeylo wata oo suurtagal ah in ay ka da\u2019aan gobollada qaar"},"content":{"rendered":"<p>Qoraal kooban oo kasoo baxay Wasaaradda Deegaanka iyo Isbadalka Cimilada,ayaa lagu sheegay in la saadaalinayo in roobab mahiigaan ah oo dabeylo wata ay ka da\u2019aan degaannada Puntlnad, gaar ahan gobollada Nugaal,Bari iyo kuwa kale.<\/p>\n<p>Qoraalka ayaa lagu xusay in roobkaas uu sababi karo daadad xoogan, waxaana loogu baaqay dadka ku nool meelaah biyo mareenada ah inay ka tigtoonaadaan.<\/p>\n<p>\u201cRoobab mahiigaan ah ayaa la saadaalinayaa inay kusoo wajahan yihiin degaannada puntland, qeybo kamid ah gobolada Bari, Nugaal iyoSool &amp; Sanaag ayaa la rajeynayaa inay heli doonaan rooob xoogan oo sababi kara daadad\u201d ayaa lagu yiri War kasoo baxay Wasaaradda degaanka Puntland.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Qoraal kooban oo kasoo baxay Wasaaradda Deegaanka iyo Isbadalka Cimilada,ayaa lagu sheegay in la saadaalinayo in roobab mahiigaan ah oo dabeylo wata ay ka da\u2019aan degaannada Puntlnad, gaar ahan gobollada Nugaal,Bari iyo kuwa kale. Qoraalka ayaa lagu xusay in roobkaas uu sababi karo daadad xoogan, waxaana loogu baaqay dadka ku nool meelaah biyo mareenada ah [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":428540,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-428539","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/428539","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=428539"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/428539\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":428541,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/428539\/revisions\/428541"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/428540"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=428539"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=428539"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=428539"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}