{"id":428536,"date":"2020-09-30T13:43:54","date_gmt":"2020-09-30T10:43:54","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=428536"},"modified":"2020-09-30T13:43:54","modified_gmt":"2020-09-30T10:43:54","slug":"sii-hayaha-wasiirka-gargaarka-oo-kulan-wada-tashi-ah-ka-furay-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/sii-hayaha-wasiirka-gargaarka-oo-kulan-wada-tashi-ah-ka-furay-muqdisho\/","title":{"rendered":"Sii-hayaha Wasiirka Gargaarka oo kulan wada-tashi ah ka furay Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho.(SONNA)&#8230;Sii-hayaha wasiirka wasaaradda gargaarka iyo maareynta musiibooyinka dowladda federaalka Soomaaliya\u00a0 ayaa furay kulan wada-tashi ah oo looga hadlaayo sidii hay\u2019adaha aan dowliga ahayn Galmudug uga taageeri lahaayeen fulinta adeegyada gargaar ee asaasiga ah.<\/p>\n<p>Kulanka ayaa waxaa ka qeyb-galaya mas\u2019uuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya, mas\u2019uuliyiin ka socota dowlad goboleedka Galmudug iyo wakiilo ka socda hay\u2019adaha aan dowliga aheyn ee ka howlgala dalka.<\/p>\n<p>Sii-hayaha wasiirka gargaarka iyo maareynta musiibooyinka dowladda federaalka Soomaaliya\u00a0 mudane Xamsa Saciid Xamsa ayaa ugu baaqay\u00a0 hay\u2019adaha aan dowliga aheyn in ay badiyaan adeegga ay ka bixiyaan degaannada Galmudug.<\/p>\n<p>Mas\u2019uuliyiinta ka socday hay\u2019adaha aan dowliga aheyn ayaa dhankooda waxaa ay balan qaadeen inay xoojin doonaan dardar gelinta sidii degaannada galmudug looga fulin lahaa adeegyada gargaarka aas\u2019aasiga ah.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho.(SONNA)&#8230;Sii-hayaha wasiirka wasaaradda gargaarka iyo maareynta musiibooyinka dowladda federaalka Soomaaliya\u00a0 ayaa furay kulan wada-tashi ah oo looga hadlaayo sidii hay\u2019adaha aan dowliga ahayn Galmudug uga taageeri lahaayeen fulinta adeegyada gargaar ee asaasiga ah. Kulanka ayaa waxaa ka qeyb-galaya mas\u2019uuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya, mas\u2019uuliyiin ka socota dowlad goboleedka Galmudug iyo wakiilo ka socda hay\u2019adaha aan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":428537,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-428536","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/428536","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=428536"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/428536\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":428538,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/428536\/revisions\/428538"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/428537"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=428536"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=428536"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=428536"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}