{"id":428527,"date":"2020-09-30T11:18:59","date_gmt":"2020-09-30T08:18:59","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=428527"},"modified":"2020-09-30T11:18:59","modified_gmt":"2020-09-30T08:18:59","slug":"sheekh-nawaaf-al-axmed-al-jaabir-oo-loo-dhaariyey-amiirka-cusub-ee-kuwait","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/sheekh-nawaaf-al-axmed-al-jaabir-oo-loo-dhaariyey-amiirka-cusub-ee-kuwait\/","title":{"rendered":"Sheekh Nawaaf Al-axmed Al-jaabir oo loo dhaariyey Amiirka cusub ee Kuwait"},"content":{"rendered":"<p>Kuwait (SONNA)- Fadhi ay maanta yeesheen golaha Baarlamaanka dalka Kuwait ayaa lagu dhaariyey Sheekh Nawaaf Al-axmed Al-jaabir oo ahaa sii hayaha Amiirka Kuwait, intii uu xanuusanaa Sheekh Sabaax Al-axmed Al-jaabir Amiirkii dalkaas oo shalay Maraykanka ku geeriyooday.<\/p>\n<p>Sheekh Nawaaf oo ay walaalo ahaayeen Amiirka dhintay ayaa jeediyey hal kooban oo uu kaga hadlayo xaaladda dalkiisa iyo mas&#8217;uuliyadda cusub ee loo dhaariyey, waxaana uu sheegay inuu shacabka dalkiisa uga tacsiyeynayo geerida Amiirka, sidoo kalena uu sii wadayo hawlaha dawladda, sida ay farayso mas&#8217;uuliyadda uu qaaday.<\/p>\n<p>Hawsha ugu horraysa shaqadiisa cusub waxay noqonaysaa aaska Amiirka oo ku geeriyooday dalka Maraykanka, diyaaradna lagu keenayo Maydkiisa<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kuwait (SONNA)- Fadhi ay maanta yeesheen golaha Baarlamaanka dalka Kuwait ayaa lagu dhaariyey Sheekh Nawaaf Al-axmed Al-jaabir oo ahaa sii hayaha Amiirka Kuwait, intii uu xanuusanaa Sheekh Sabaax Al-axmed Al-jaabir Amiirkii dalkaas oo shalay Maraykanka ku geeriyooday. Sheekh Nawaaf oo ay walaalo ahaayeen Amiirka dhintay ayaa jeediyey hal kooban oo uu kaga hadlayo xaaladda dalkiisa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":428528,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-428527","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/428527","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=428527"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/428527\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":428529,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/428527\/revisions\/428529"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/428528"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=428527"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=428527"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=428527"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}