{"id":428512,"date":"2020-09-30T10:39:42","date_gmt":"2020-09-30T07:39:42","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=428512"},"modified":"2020-09-30T10:43:50","modified_gmt":"2020-09-30T07:43:50","slug":"dadka-ku-barakacay-duleedka-baladweyne-oo-loo-sameeyay-adeeg-biyo-dhaamin-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/dadka-ku-barakacay-duleedka-baladweyne-oo-loo-sameeyay-adeeg-biyo-dhaamin-ah\/","title":{"rendered":"Dadka ku barakacay duleedka Baladweyne oo loo sameeyay adeeg biyo dhaamin ah"},"content":{"rendered":"<p>Wasaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha dowladda federaalka\u00a0 iyo Wasaaradda Tamarta<br \/>\nHirshabelle ayaa bilaabay biyo dhaamin loo \u00a0sameeynaayo ilaa 4 kun oo<br \/>\nqoys oo ku barakacay duleedka Magaalada Beledweyne.<\/p>\n<p>dadkaan oo ay saameeyeen fatahaadda wabiga Shabeelle ee Gobolka Hiiraan, ayaa waxaa ay yihiin kuwa danyar ah oo aan haysan adeegyada lagama maarmaanka u ah nolosha.<\/p>\n<p>Isku duwaha Wasaarada Tamarta iyo Biyaha ee Hir-Shabeelle Cawil Maxamed Jibriil,ayaa sheegay in howsha biyo dhaaminta ay socon doonto muddo bil a.<\/p>\n<p>Qaar kamid ah dadkii ka faa iday ayaa waxaa ay sheegeen in ay soo dhaweynayaan islamarkaana ay ku farax san yihiin dadaalkaasi<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha dowladda federaalka\u00a0 iyo Wasaaradda Tamarta Hirshabelle ayaa bilaabay biyo dhaamin loo \u00a0sameeynaayo ilaa 4 kun oo qoys oo ku barakacay duleedka Magaalada Beledweyne. dadkaan oo ay saameeyeen fatahaadda wabiga Shabeelle ee Gobolka Hiiraan, ayaa waxaa ay yihiin kuwa danyar ah oo aan haysan adeegyada lagama maarmaanka u ah nolosha. Isku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":428515,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-428512","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/428512","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=428512"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/428512\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":428516,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/428512\/revisions\/428516"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/428515"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=428512"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=428512"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=428512"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}