{"id":428309,"date":"2020-09-27T15:26:24","date_gmt":"2020-09-27T12:26:24","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=428309"},"modified":"2020-09-27T15:29:54","modified_gmt":"2020-09-27T12:29:54","slug":"guddiga-farsamada-soo-xulista-barlamaanka-labaad-ee-hirshabeelle-oo-gaaray-jowhar","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/guddiga-farsamada-soo-xulista-barlamaanka-labaad-ee-hirshabeelle-oo-gaaray-jowhar\/","title":{"rendered":"Guddiga Farsamada soo xulista Barlamaanka labaad ee Hirshabeelle oo gaaray Jowhar"},"content":{"rendered":"<div class=\"td-post-header\">\n<header class=\"td-post-title\">Muqdisho:(SONNA)-Guddiga farsamada soo xulista baarlamaanka 2-aad ee Hirshabeelle ee uu dhawaan magacaabay madaxweyna dowlad goboleedka hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa maanta gaaray magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabeelle.Xubnaha guddiga ayaa markiii ay gaareen jowhar waxaa kusoo dhaweeyay Masuuliyiin ka tirsan maamulka gobolka shabeellaha dhexe iyo saraakiil ka tirsan ciidamada qalabka sida.Guddoomiye ku xigeenka siyaasada gobalka shabeellaha \u00a0dhexe Maxamed Cabdi Sheikh Xandow oo ka mid ahaa masuuliyiin soo dhaweeyay ayaa waxa uu sheegay inay ku faraxsanyihiin waxaana sidoo kale uu ugu baaqay in si hufnaan leh ay uga shaqeeyaan arrimaha loo ekmaday ee ah \u00a0soo xulista barlamaanka 2-aad ee dowlad goboleedka Hirshabeelle.<\/p>\n<p>Afhayeenka guddiga Siyaad Maxamed Isaaq ayaa ka mahadceliyay soo dhawenta looga sameeyay waxaana uu sheegay in maalmahan soo socda ay soo saari doonaan jadwalka shaqo ee soo xulista baarlamnaka 2-aad ee Hirshabeelle.<\/p>\n<p>Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle Mudane Maxamed Cabdi Waree ayaa 29 bishii lasoo dhaafay ee agoosto magacaabay guddigaan farsamada soo xulista barlamaanka labaad ee Hirshabeelle kuwaasi oo ka kooban 11 xubnood.<\/p>\n<div class=\"td-module-meta-info\">\n<div class=\"td-post-author-name\"><\/div>\n<\/div>\n<\/header>\n<\/div>\n<div class=\"td-post-sharing td-post-sharing-top \">\n<div class=\"td-default-sharing\"><\/div>\n<\/div>\n<div class=\"td-post-content\">\n<p>&nbsp;<\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho:(SONNA)-Guddiga farsamada soo xulista baarlamaanka 2-aad ee Hirshabeelle ee uu dhawaan magacaabay madaxweyna dowlad goboleedka hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa maanta gaaray magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabeelle.Xubnaha guddiga ayaa markiii ay gaareen jowhar waxaa kusoo dhaweeyay Masuuliyiin ka tirsan maamulka gobolka shabeellaha dhexe iyo saraakiil ka tirsan ciidamada qalabka sida.Guddoomiye ku xigeenka siyaasada gobalka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":428310,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-428309","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/428309","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=428309"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/428309\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":428313,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/428309\/revisions\/428313"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/428310"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=428309"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=428309"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=428309"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}