{"id":428253,"date":"2020-09-26T14:38:35","date_gmt":"2020-09-26T11:38:35","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=428253"},"modified":"2020-09-26T14:38:35","modified_gmt":"2020-09-26T11:38:35","slug":"madaxweynaha-jubbaland-oo-soo-dhaweeyey-ansixinta-heshiiska-doorashada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweynaha-jubbaland-oo-soo-dhaweeyey-ansixinta-heshiiska-doorashada\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha Jubbaland oo soo dhaweeyey ansixinta heshiiska doorashada"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)- Madaxweynaha Dowlad goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa soo dhaweeyay Ansixinta heshiiska Doorashooyinka ee labada Aqal ee Baarlamaanka ay maanta meel mariyeen.<\/p>\n<p>Waxaa Madaxweynahu uu sheegay inay tani dhabaha u xaarayso in lasii dardar galiyo shaqooyinka dhiman iyadoo laga faa\u2019iidaysanayo waayo aragnimada uu dalkeennu u leeyahay qabashada Doorashooyinka heer Federaal afartii sanaba hal mar.<\/p>\n<p>\u201c waxaan rumays nahay in ay maanta labada aqal ee Baarlamaanku gaareen go\u2019aan Tariikhi ah oo fursad inoo siinaya in aan sii amba qaadno waxyaabaha dhiman si Doorashadu ay ugu dhacdo jawi nabdoon oo lagu qanacsan yahay taas oo ah arrin soo socotay Sanadahii lasoo dhaafay ee dib u dhiska Dowladnimadeenna\u201d ayuu yiri Axmed Madoobe.<\/p>\n<p>Waxaa uu intaas ku daray Madaxweyne Axmed Maxamed Islaam in loo baahan yahay wada shaqayn buuxda iyo dadaal hagar la\u2019aan ah oo dhammaan dhinacyadu ay u dhan yihiin si loo wajaho mustaqbalka iyo himilooyinka shacabka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Gabagebadii Waxaa Madaxweynahu uu u mahad celiyay Xildhibaanada Baarlamaanka labada Aqal ee JFS go\u2019aanka Tariikhiga ah ee ay maanta gaareen, taas oo muujinaysa sida ay uga go\u2019an tahay in laga dhabeeyo rajada shacabka Soomaaliyeed ee ku aaddan sidii dalka ay uga dhici lahayd Doorasho heshiis lagu yahay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)- Madaxweynaha Dowlad goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa soo dhaweeyay Ansixinta heshiiska Doorashooyinka ee labada Aqal ee Baarlamaanka ay maanta meel mariyeen. Waxaa Madaxweynahu uu sheegay inay tani dhabaha u xaarayso in lasii dardar galiyo shaqooyinka dhiman iyadoo laga faa\u2019iidaysanayo waayo aragnimada uu dalkeennu u leeyahay qabashada Doorashooyinka heer Federaal afartii sanaba [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":428254,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-428253","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/428253","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=428253"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/428253\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":428255,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/428253\/revisions\/428255"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/428254"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=428253"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=428253"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=428253"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}