{"id":428239,"date":"2020-09-26T13:14:36","date_gmt":"2020-09-26T10:14:36","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=428239"},"modified":"2020-09-26T13:14:36","modified_gmt":"2020-09-26T10:14:36","slug":"ciidan-ka-tirsan-komandoosta-oo-dalka-ku-soo-laabtay-ka-dib-tababar-ay-ku-soo-qaateen-turkiga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidan-ka-tirsan-komandoosta-oo-dalka-ku-soo-laabtay-ka-dib-tababar-ay-ku-soo-qaateen-turkiga\/","title":{"rendered":"Ciidan ka tirsan Komandoosta oo dalka ku soo laabtay, ka dib tababar ay ku soo qaateen Turkiga"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Sii-hayaha wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Soomaaliya,Taliya ciidanka xoogga dalka iyo saraakiil ka tirsan ciidanka xoogga ayaa Ku dhawaad 300 (Saddex boqol) oo askari oo ka tirsan ciidanka kumaandooska Gorgor kusoo dhaweeyay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde.<\/p>\n<p>Ciidankaan oo muddo tababar ku qaadanayay dalka Turkiga ayaa saaka dib ugu soo laabtay caasimadda.<\/p>\n<p>Taliyaha ciidanka xoogga dalka Janaraal, Odowaa Yuusuf Raage oo ka hadlay munaasabadda soo dhaweynta ayaa sheegay in ciidankaan ay qeyb ka qaadan doonaan la dagaalanka cadowga baneystay dhiiga shacabka.<\/p>\n<p>Sii-hayaha wasiirka Gaashaandhigga xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Maxamed (Amar dambe) ayaa ciidanka ku dhiirigeliyay in ay aqoontooda uga faa\u2019iideeyaan si dalka looga xureeyo maleeshiyada Al-shabaab, wuxuuna dowladda Turkiga uu uga mahadceliyay taageerada dhanka tababarka ah ee ay siiso ciidanka Qaranka.<\/p>\n<p>Dowladda Soomaaliya oo taageero ka heleysa dhiggeeda Turkiga ayaa waddo dadaallo dib loogu soo celinayo awooddii ciidanka xoogga, si dalka looga cirib tiro maleeshiyada argagaxisada ah ee Al-shabaab.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Capture-7.jpg\"><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-438459 td-animation-stack-type0-1\" src=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Capture-7.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 1264px) 100vw, 1264px\" srcset=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Capture-7.jpg 1264w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Capture-7-300x184.jpg 300w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Capture-7-768x472.jpg 768w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Capture-7-1024x629.jpg 1024w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Capture-7-356x220.jpg 356w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Capture-7-696x428.jpg 696w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Capture-7-1068x657.jpg 1068w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Capture-7-683x420.jpg 683w\" alt=\"\" width=\"1264\" height=\"777\" \/><\/a>\u00a0<a href=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/eee.jpg\"><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-438460 td-animation-stack-type0-1\" src=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/eee.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 1203px) 100vw, 1203px\" srcset=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/eee.jpg 1203w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/eee-300x197.jpg 300w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/eee-768x504.jpg 768w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/eee-1024x672.jpg 1024w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/eee-696x456.jpg 696w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/eee-741x486.jpg 741w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/eee-1068x700.jpg 1068w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/eee-640x420.jpg 640w\" alt=\"\" width=\"1203\" height=\"789\" \/><\/a>\u00a0<a href=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/yy.jpg\"><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-438461 td-animation-stack-type0-1\" src=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/yy.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 1256px) 100vw, 1256px\" srcset=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/yy.jpg 1256w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/yy-300x189.jpg 300w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/yy-768x484.jpg 768w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/yy-1024x645.jpg 1024w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/yy-696x438.jpg 696w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/yy-1068x673.jpg 1068w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/yy-667x420.jpg 667w\" alt=\"\" width=\"1256\" height=\"791\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Sii-hayaha wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Soomaaliya,Taliya ciidanka xoogga dalka iyo saraakiil ka tirsan ciidanka xoogga ayaa Ku dhawaad 300 (Saddex boqol) oo askari oo ka tirsan ciidanka kumaandooska Gorgor kusoo dhaweeyay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde. Ciidankaan oo muddo tababar ku qaadanayay dalka Turkiga ayaa saaka dib ugu soo laabtay caasimadda. Taliyaha ciidanka xoogga dalka Janaraal, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":428240,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-428239","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/428239","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=428239"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/428239\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":428241,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/428239\/revisions\/428241"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/428240"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=428239"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=428239"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=428239"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}